HomeMaqalDhageyso:-Ganacsatada G/Banaadir oo Beri joojin doona Shaqada Suuqa Bakaaraha

Dhageyso:-Ganacsatada G/Banaadir oo Beri joojin doona Shaqada Suuqa Bakaaraha

Date:

Related stories

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Madaxweyne Xasan oo tababar u soo xiray saraakiil

Madaxweyne Xasan Sheekh oo tababar u soo xiray saraakiil ka qalin jebiyay Dugsiga TURKSOM, isagoo ku bogaadiyay dadaalkooda iyo adkaysigooda.

Dowladda iyo Mucaaradka oo isku afgartay wadahadal

Dowladda Soomaaliya iyo mucaaradka ayaa isku raacay in la sii wado wadahallada ku saabsan hannaanka doorashooyinka, iyadoo la hiigsanayo in shacabku si toos ah uga qayb qaataan doorashooyinka.

Wasiir Soomaali oo kulan la yeeshay Bangiga Adduunka

Wasiirka Isgaarsiinta Maxamed Soomaali oo Geneva kulan la yeeshay Bangiga Adduunka, isagoo ka hadlay Qorshaha Qaran ee DPI iyo iskaashiga caalamiga ah.

Wasiir Soomaali oo Geneva ku soo bandhigay horumarka dijitaalka Soomaaliya

WSIS+20 oo ka dhacaya Geneva ma Soomaaliya ay ka mid tahay dalalka hormoodka ah?

Qaar ka mid ah Ganacsatada Magaalada muqdisho ayaa waxa ay Maanta shir jaraa’id oo ay ku qabteyn Suuqa Bakaaraha kaga hadleyn cabasho ay ka qabaan canshuur kordhin lagu sameeyay Badeecooyinka u soo degaya. Ganacsatada ayaa waxa ay sheegeen in dhowr mar cabashadooda wax laga qaban waayay sidaas darteedna ay ay joojinayaan Ganacsigii Suuqaweyn ee bakaraha […]

- Advertisement -

Qaar ka mid ah Ganacsatada Magaalada muqdisho ayaa waxa ay Maanta shir jaraa’id oo ay ku qabteyn Suuqa Bakaaraha kaga hadleyn cabasho ay ka qabaan canshuur kordhin lagu sameeyay Badeecooyinka u soo degaya.

Ganacsatada ayaa waxa ay sheegeen in dhowr mar cabashadooda wax laga qaban waayay sidaas darteedna ay ay joojinayaan Ganacsigii Suuqaweyn ee bakaraha wixii beri ka bilaawda.

- Advertisement -

Tallaabadaan shaqa joojinta ah ayaa waxa ay Ganacstadu ku sheegeen in ay ku keentay kadib markii ay xamili waayeen bixinta lacago dheeraad ah oo ay ku soo rogtay wasaaradda Maaliyadd Soomaaliya sida ay hadalka u dhigeen,iyaga oo madaxda Dowladda ugu baaqy in ay waxka qabato cabashadooda.

Hoos Ka Dhageyso Shirka jaraa’id ee Ganacsatada.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories