HomeMaqalWareysi:-Ururka ONLF oo War ka soo saaray Wadahadalada u bilaawday iyaga &...

Wareysi:-Ururka ONLF oo War ka soo saaray Wadahadalada u bilaawday iyaga & Itoobiya

Date:

Related stories

5 Waxyaabood Oo Raggu Si Qarsoodi Ah Uga Filayaan Xaasaskooda

Xiriirka guurka waxaa xoojiya waxyaabo yaryar oo mararka qaar aan si toos ah loo sheegin. Halkan ka ogow 5 arrimood oo rag badan ay jecel yihiin inay ka helaan xaasaskooda.

Doon Qorrax Ku Shaqaysa Oo 3,106 Mayl Safartay

Safare Finnish ah ayaa dhammeystay safar badeed oo 3,106 mayl ah, isagoo adeegsanaya doon uu isagu dhisay oo ku shaqaysa tamarta qorraxda oo keliya, iyadoo aan loo adeegsan shidaal dhaqameed.

Maanta ayaa waxaa Magaalada Nairobi ee dalka Kenya ka furmay shir u dhaxeeyay Wakiilo ka kala socda Dowladda Itoobiya iyo Ururka ONLF. Shirkaas ayaa waxaa martigelineysa dowladda Kenya,iyada oo lagu dhex dhexaadinayo dowladda Itoobiya iyo Jabhadda ONLF oo mudo wada dagaalamaya. Afhayeenka Ururka NLF Cabduqaadir Xasan Hirmooge ( Cadaani) oo Wareysi siiyay Radio Dalsan ayaa […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Maanta ayaa waxaa Magaalada Nairobi ee dalka Kenya ka furmay shir u dhaxeeyay Wakiilo ka kala socda Dowladda Itoobiya iyo Ururka ONLF.

Shirkaas ayaa waxaa martigelineysa dowladda Kenya,iyada oo lagu dhex dhexaadinayo dowladda Itoobiya iyo Jabhadda ONLF oo mudo wada dagaalamaya.

- Advertisement -

Afhayeenka Ururka NLF Cabduqaadir Xasan Hirmooge ( Cadaani) oo Wareysi siiyay Radio Dalsan ayaa sheegay in wadahadaladaan ay yihiin kuwo kal hore soo bilaawday isla markaana ay horay ugu wada kulmeen balse ay u hakadeen doorashooyinkii dalka Kenya ka dhacay maadaama ay dhex dhexaadineysay.

Waxa uu sheegay in Wadahadaladaan ay soo bilaawdeen Sanadkii 2012,kii isla markaana ay dhaceyn ilaa lix kulan ayna dhex dhexaad ka ahaayeen qaar ka mid ah Wadamada Caalamka laakin kulanka hadda ay garwadeen ka tahay dowladda Itoobiya.

Wareysiga uu siiyay Radio Dalsan Caawa Afhayeenka Ururka NLF Cabduqaadir Xasan Hirmooge ( Cadaani) ayaa waxa uu ku sheegay in Go’aanka Shacabka ay difaacayaan oo ah ka talinta aayahooda.

- Advertisement -

Hoos Ka Dhageyso Wreysiga Afhayeenka oo dhinacyo badan uu uga hadlay.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts