HomeMaqalCaruur Isku-Qoys ah oo dhimasho iyo dhaawac ku noqday Miino ku qaraxday

Caruur Isku-Qoys ah oo dhimasho iyo dhaawac ku noqday Miino ku qaraxday

Date:

Related stories

5 Waxyaabood Oo Raggu Si Qarsoodi Ah Uga Filayaan Xaasaskooda

Xiriirka guurka waxaa xoojiya waxyaabo yaryar oo mararka qaar aan si toos ah loo sheegin. Halkan ka ogow 5 arrimood oo rag badan ay jecel yihiin inay ka helaan xaasaskooda.

Doon Qorrax Ku Shaqaysa Oo 3,106 Mayl Safartay

Safare Finnish ah ayaa dhammeystay safar badeed oo 3,106 mayl ah, isagoo adeegsanaya doon uu isagu dhisay oo ku shaqaysa tamarta qorraxda oo keliya, iyadoo aan loo adeegsan shidaal dhaqameed.

Wararka ka imaanaya deegaano ka tirsan Bariga Gobolka Galgaduud gaar ahaan tuulooyin hoostaga degmada Ceelbuur ayaa waxa ay sheegayaan in ay Caruur u geeriyoodeen Miino la qaraxday xili ay Garaacayeen miinadaas. Inta la xaqiijiyay qaraxa Miino ayaa waxaa ku geeriyooday ilaa labo Caruur ah oo halka labo kalena ay ku dhaawacmeen sida ay Dalsan u […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wararka ka imaanaya deegaano ka tirsan Bariga Gobolka Galgaduud gaar ahaan tuulooyin hoostaga degmada Ceelbuur ayaa waxa ay sheegayaan in ay Caruur u geeriyoodeen Miino la qaraxday xili ay Garaacayeen miinadaas.

Inta la xaqiijiyay qaraxa Miino ayaa waxaa ku geeriyooday ilaa labo Caruur ah oo halka labo kalena ay ku dhaawacmeen sida ay Dalsan u xaqiijiyeen dad ku sugan Bariga Gobolka Galgaduud.

- Advertisement -

Caruurtaan geeriyootay  iyo kuwa dhaawacmay ayaa la sheegayaa in dhammaantood ay ahaayeen kuwo isku qoys ahaa oo wada dhashay,isla markaana garaacayay haraadiga waxyaabaha qarxa oo yaaley meel u dhow hooygooda.

Labada Caruurta ah ee dhaawacantay ayaa lageeyay  isbitaalka Magaalada dhuusamareeb ee isla Gobolka Galgaduud si halkaasi loogu daaweeyo.

Dhacdooyinka noocaan oo kale ah ayaa ah kuwo mararka qaar ka dhaca Gobolada dalka Soomaaliya,iyada oo loo sababeynayo in weli dhulka Miyiga ah ay ku dambeeyaan haraadiga ay sababeen dagaaladii sokeeye ee dalka ka dhacay.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts