HomeMaqalDhageyso:-Weerar Dhimasho iyo dhaawac geystay oo Caawa ka dhacay Degmada Hodan

Dhageyso:-Weerar Dhimasho iyo dhaawac geystay oo Caawa ka dhacay Degmada Hodan

Date:

Related stories

5 Waxyaabood Oo Raggu Si Qarsoodi Ah Uga Filayaan Xaasaskooda

Xiriirka guurka waxaa xoojiya waxyaabo yaryar oo mararka qaar aan si toos ah loo sheegin. Halkan ka ogow 5 arrimood oo rag badan ay jecel yihiin inay ka helaan xaasaskooda.

Doon Qorrax Ku Shaqaysa Oo 3,106 Mayl Safartay

Safare Finnish ah ayaa dhammeystay safar badeed oo 3,106 mayl ah, isagoo adeegsanaya doon uu isagu dhisay oo ku shaqaysa tamarta qorraxda oo keliya, iyadoo aan loo adeegsan shidaal dhaqameed.

Weerarkaan ayaa ahaa Bambaanooyinka Gacanta laga tuuro kaas oo lala eegtay Ciidamo ka tirsan kuwa Dowladda Soomaaliya oo ku sugnaa Xaafada zeybiyaano ee degmada Hodan. Weerarkaan Bambaano ayaa geystay khasaaro dhimasho iyo dhaawac ah oo soo gaaray Dad Shacab ah oo ku sugnaa Fariisinka Ciidamada dowladda ee weerarka bambaano lagu qaaday. Goobjooge ku sugnaa goobta […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Weerarkaan ayaa ahaa Bambaanooyinka Gacanta laga tuuro kaas oo lala eegtay Ciidamo ka tirsan kuwa Dowladda Soomaaliya oo ku sugnaa Xaafada zeybiyaano ee degmada Hodan.

Weerarkaan Bambaano ayaa geystay khasaaro dhimasho iyo dhaawac ah oo soo gaaray Dad Shacab ah oo ku sugnaa Fariisinka Ciidamada dowladda ee weerarka bambaano lagu qaaday.

- Advertisement -

Goobjooge ku sugnaa goobta ayaa Dalsan wax uu u sheegay in Goob ay ku sugnayeen Ciidamo ka tirsan kuwa Dowladda oo ka agdhaw Suuqa Caanaha lagu gado ee Zeybiyaano,weerarkaas bambaano kadibna ay Ciidamadu rasaas fureen.

Waxa uu sheegay in weerarkaas bambaano uu ku geeriyooday nin darawal bajaajle ahaa kaas oo u geeriyooday rasaas ay fureen Ciidamadii bamka lagu weeraray balse uusan sheegin khasaaraha ay geysatay bambada.

Wararkii u dambeeyay ayaa waxa ay sheegayaan in xaaladu ay tahay mid degan oo sideedii hore ku soo laabatay.

- Advertisement -

Hoos Ka Dhageyso codka Qofka Goobjooga ah.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts