HomeMaqalDhageyso:-Maxkamada Gobolka Togdheer oo meel Fagaaro ah ku gubtay kuna bur-burisay  Khamri...

Dhageyso:-Maxkamada Gobolka Togdheer oo meel Fagaaro ah ku gubtay kuna bur-burisay  Khamri & Xashiish+Sawirro

Date:

Related stories

5 Waxyaabood Oo Raggu Si Qarsoodi Ah Uga Filayaan Xaasaskooda

Xiriirka guurka waxaa xoojiya waxyaabo yaryar oo mararka qaar aan si toos ah loo sheegin. Halkan ka ogow 5 arrimood oo rag badan ay jecel yihiin inay ka helaan xaasaskooda.

Doon Qorrax Ku Shaqaysa Oo 3,106 Mayl Safartay

Safare Finnish ah ayaa dhammeystay safar badeed oo 3,106 mayl ah, isagoo adeegsanaya doon uu isagu dhisay oo ku shaqaysa tamarta qorraxda oo keliya, iyadoo aan loo adeegsan shidaal dhaqameed.

Ciidamada Booliska Gobolka Togdheer ee Maamulka Soomaaliland ayaa Gacanta ku dhigay waxyaabaha Maanka dooriya oo isugu jira Khamri iyo Maandooriyaha kale ee loo yaqaano Xashiiska. Howlgal ay sameeyeen ciidamada ayaa waxaa ay ku soo qabteen 904 Dhalo oo Khamri ah iyo Maandooriyaha Xashiishka oo gaaraya ( Hal Kiilo iyo Bar) kaas oo Maanta Xashiiska lagu […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ciidamada Booliska Gobolka Togdheer ee Maamulka Soomaaliland ayaa Gacanta ku dhigay waxyaabaha Maanka dooriya oo isugu jira Khamri iyo Maandooriyaha kale ee loo yaqaano Xashiiska.

Howlgal ay sameeyeen ciidamada ayaa waxaa ay ku soo qabteen 904 Dhalo oo Khamri ah iyo Maandooriyaha Xashiishka oo gaaraya ( Hal Kiilo iyo Bar) kaas oo Maanta Xashiiska lagu gubay goob fagaaro ah oo ku taala Magaalada Burco ee Xarunta Gobolka Togdheer laguna bur buriyay Dhalooyinki Khamsriga ahaa.

- Advertisement -

Xeer Ilaaliyaha Gobolka Togdheer Jaamac siciid ayaa sheegay in Xashiisha lagu Beeraya Guri ku yaalla Magaalad Burca halka Gobolka Togdher Guuda ahaan laga soo aruuriyay Deegaannada kale ee gobolka Togdheer.

Sidoo kale waxa uu sheegay in cid allaaha cidii lagu arko iyada oo beereysa ka Ganacsaneyso waxyaabaha Maanka dooriya aysan qarin doonin.

Hoos Ka Dhageyso Codka Xeer Ilaaliyaha Gobolka Togdheer kana Daawo Sawirrada.

- Advertisement -

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts