HomeMaqalDhageyso:-Xildhibaan Cumar Gaaboow“Ganacsato sameystay lacag Shilin Soomaali ah ayaa dhibaato ku haya...

Dhageyso:-Xildhibaan Cumar Gaaboow“Ganacsato sameystay lacag Shilin Soomaali ah ayaa dhibaato ku haya Shacabka Hiiraan”

Date:

Related stories

5 Waxyaabood Oo Raggu Si Qarsoodi Ah Uga Filayaan Xaasaskooda

Xiriirka guurka waxaa xoojiya waxyaabo yaryar oo mararka qaar aan si toos ah loo sheegin. Halkan ka ogow 5 arrimood oo rag badan ay jecel yihiin inay ka helaan xaasaskooda.

Doon Qorrax Ku Shaqaysa Oo 3,106 Mayl Safartay

Safare Finnish ah ayaa dhammeystay safar badeed oo 3,106 mayl ah, isagoo adeegsanaya doon uu isagu dhisay oo ku shaqaysa tamarta qorraxda oo keliya, iyadoo aan loo adeegsan shidaal dhaqameed.

Bilihii la soo dhaafay waxaa caqabad ka taagneyd diidmada lacagta shilinka Soomaaliga taas oo laga diiday qeybo ka mid ah gobolka Hiiraan isla markaana dhibaato ay ku noqotay Shacabka ku nool degmooyin ka mid ah gobolkaas. Xildhibaano ka tirsan Hir-Shabeelle oo kulan ku yeeshay Jowhar ayaa waxyaabihii ay uga hadleen waxaa ka mid ahaa dhibaatada […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Bilihii la soo dhaafay waxaa caqabad ka taagneyd diidmada lacagta shilinka Soomaaliga taas oo laga diiday qeybo ka mid ah gobolka Hiiraan isla markaana dhibaato ay ku noqotay Shacabka ku nool degmooyin ka mid ah gobolkaas.

Xildhibaano ka tirsan Hir-Shabeelle oo kulan ku yeeshay Jowhar ayaa waxyaabihii ay uga hadleen waxaa ka mid ahaa dhibaatada Shacabku ku qabaan diidmada Shilinka Soomaaliga iyada oo eedeyn u jeediyay qaar ka mid ah Ganacsatada.

- Advertisement -

Xildhibaan Cumar Gaabow oo Katirsan Baarlamaanka Hirshabele ayaa sheegay in dhibaatada ugu daran ay dadka ku hayaan Ganacsato sameysay lacag Shilin Soomaali ah.

Waxa uu sheegay in waqtigan ay wanaagsan tahay in laga gudbo dhibaatada keentay diidmada lacagta shilinka Soomaaliga ah oo ay dadka soomaaliyeed iyaga Gacabtooda ku sameesteen maamulka gobolka Hiiraana looga bahaan yahay in uu waqti geliyo.

Deegaano iyo degmooyin ka tirsan gobolka Hiiraan ayaa waxaa weli ka taagan caqabada ka dhalatay lacagta shilinka Soomaaliga iyada oo tasi ay sababtay in Goobo Ganacsi qaarkood ay xirmaan.

- Advertisement -

Hoos Ka Dhageyso Codka xildhibaanka.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts