HomeMaqalDhageyso:-Ahlusunna oo u diyaar garowday dhameystirka heshiiskii ay la gashay Galmudug

Dhageyso:-Ahlusunna oo u diyaar garowday dhameystirka heshiiskii ay la gashay Galmudug

Date:

Related stories

5 Waxyaabood Oo Raggu Si Qarsoodi Ah Uga Filayaan Xaasaskooda

Xiriirka guurka waxaa xoojiya waxyaabo yaryar oo mararka qaar aan si toos ah loo sheegin. Halkan ka ogow 5 arrimood oo rag badan ay jecel yihiin inay ka helaan xaasaskooda.

Doon Qorrax Ku Shaqaysa Oo 3,106 Mayl Safartay

Safare Finnish ah ayaa dhammeystay safar badeed oo 3,106 mayl ah, isagoo adeegsanaya doon uu isagu dhisay oo ku shaqaysa tamarta qorraxda oo keliya, iyadoo aan loo adeegsan shidaal dhaqameed.

Maamulka Gobolada Dhexe ee Ahlusuna Wal-Jamaaca ee la midoobay Maamulka Galmudug ayaa rajo wanaagsan ka qaba in ay qodobo muhiim ah ka soo baxaan Shirka ka dhacaya Dhuusa Mareeb. Madaxweyne ku xigeenka Ahlusunna e la midowday Galmudug Cali Baashi oo la hadlay Dalsan ayaa sheegay in dhameystirka heshiiskaas waqtigiisa uu aad u dhaw yahay isla […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Maamulka Gobolada Dhexe ee Ahlusuna Wal-Jamaaca ee la midoobay Maamulka Galmudug ayaa rajo wanaagsan ka qaba in ay qodobo muhiim ah ka soo baxaan Shirka ka dhacaya Dhuusa Mareeb.

Madaxweyne ku xigeenka Ahlusunna e la midowday Galmudug Cali Baashi oo la hadlay Dalsan ayaa sheegay in dhameystirka heshiiskaas waqtigiisa uu aad u dhaw yahay isla markaana dhawaan la saxiixi doono.

- Advertisement -

Waxa uu sheegay in shirka ka dhacaya maalmaha soo socda Dhuusa Mareeb oo ay ka qeybgeli doonaan  Madaxda ugu sareysa dalka uu noqon doono shirkii ugu dambeeyay oo ay ku midoobaan Madaxda Galmudug iyo Ahlusunna.

Magaalada dhuusa Mareeb ee Xarunta rasmiga ah ee Galmudug ayaa waxaa maalmihii la soo dhaafay gaarayay wufuud kala duwan iyada oo saacadaha nasoo aadan uu tegi doono Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.

Hoos Ka Dhageyso Codka Madaxweyne ku xigeenka Ahlusunna.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts