HomeMaqalDhageyso:-Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya oo lagu eedeeyey inuu hurinayo dagaal beeleed...

Dhageyso:-Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya oo lagu eedeeyey inuu hurinayo dagaal beeleed ka dhacay Gobolka Galgaduud

Date:

Related stories

5 Waxyaabood Oo Raggu Si Qarsoodi Ah Uga Filayaan Xaasaskooda

Xiriirka guurka waxaa xoojiya waxyaabo yaryar oo mararka qaar aan si toos ah loo sheegin. Halkan ka ogow 5 arrimood oo rag badan ay jecel yihiin inay ka helaan xaasaskooda.

Doon Qorrax Ku Shaqaysa Oo 3,106 Mayl Safartay

Safare Finnish ah ayaa dhammeystay safar badeed oo 3,106 mayl ah, isagoo adeegsanaya doon uu isagu dhisay oo ku shaqaysa tamarta qorraxda oo keliya, iyadoo aan loo adeegsan shidaal dhaqameed.

Shalay Gelinkii dambe ayaa waxaa dagaal khasaaro geystay waxa uu duleedka degmada Balanbale ee Gobolka Galgaduud ku dhexmaray laba Beelood oo halkaasi ku wada nool. Maamulka degmada Balanbale ayaa ayaa faah faahin ka bixiyay dagaalkaas kaas oo sheegay  ay ku lug leeyihiin Siyaasiyiin iyo mudane ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya. Gudoomiyaha deegaanka  Balanbale ee Gobolka Galgaduud […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Shalay Gelinkii dambe ayaa waxaa dagaal khasaaro geystay waxa uu duleedka degmada Balanbale ee Gobolka Galgaduud ku dhexmaray laba Beelood oo halkaasi ku wada nool.

Maamulka degmada Balanbale ayaa ayaa faah faahin ka bixiyay dagaalkaas kaas oo sheegay  ay ku lug leeyihiin Siyaasiyiin iyo mudane ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya.

- Advertisement -

Gudoomiyaha deegaanka  Balanbale ee Gobolka Galgaduud Jaamac Xeyle Maxamed ayaa Dalsan u sheegay in dagalkaas uu ka dahcay deegaanka Kaxandhaale ee duleedka Balanbale isla markaana uu ku lug leeyahay Xildhibaan Mahad Salaad oo ka mid ah Baarlamaanka Soomaaliya.

Waxa uu sheegay in ay wada dagaalameen dad Reer miyi ah oo xoolo dhaqato ah,isla markaana dadkaas ay dagaalkooda hurinayaan Xildhibaan Mahad Salaad iyo Siyaasiyiin ku sugan Muqdisho.

Dhanka kale xiriir ayaan la sameynay Xildhibaan Mahad Salaad oo lagu eedeeynayo in uu hurinayo dagaalkaas si uu uga jawaabo eedeynta loo jeedinayo balse kama jawaabin taleefoonadeena.

- Advertisement -

Hoos Ka Dhageyso Codka Gudoomiyaha deegaanka Balanbale.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts