HomeMaqalDhageyso:-Soomaaliland iyo Jabuuti oo heshiis kala saxiixday

Dhageyso:-Soomaaliland iyo Jabuuti oo heshiis kala saxiixday

Date:

Related stories

5 Waxyaabood Oo Raggu Si Qarsoodi Ah Uga Filayaan Xaasaskooda

Xiriirka guurka waxaa xoojiya waxyaabo yaryar oo mararka qaar aan si toos ah loo sheegin. Halkan ka ogow 5 arrimood oo rag badan ay jecel yihiin inay ka helaan xaasaskooda.

Doon Qorrax Ku Shaqaysa Oo 3,106 Mayl Safartay

Safare Finnish ah ayaa dhammeystay safar badeed oo 3,106 mayl ah, isagoo adeegsanaya doon uu isagu dhisay oo ku shaqaysa tamarta qorraxda oo keliya, iyadoo aan loo adeegsan shidaal dhaqameed.

Maalma ka hor ayay aheyd markii Madaxweynaha Cusub ee maamulka Soomaaliland Muuse Biixi Cabdi uu tago dalka Jabuuti halkaas oo uu wadahadalo kula yeeshay madaxweynaha dalkaasi Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle. Madaxweyne Geelle ayaa Casuumaad u fidiyay Muuse Biixi oo ay wadaagaan Xaduud,isla markaana ay iska kaashaadaan arrimo ay ka mid yihiin amniga. Wasiirka Arrimaha dibada […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Maalma ka hor ayay aheyd markii Madaxweynaha Cusub ee maamulka Soomaaliland Muuse Biixi Cabdi uu tago dalka Jabuuti halkaas oo uu wadahadalo kula yeeshay madaxweynaha dalkaasi Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle.

Madaxweyne Geelle ayaa Casuumaad u fidiyay Muuse Biixi oo ay wadaagaan Xaduud,isla markaana ay iska kaashaadaan arrimo ay ka mid yihiin amniga.

- Advertisement -

Wasiirka Arrimaha dibada Soomaaliland Dr Sacad Cali shire ayaa sheegay in labada madaxweyne ay kulan wada qaateen iyaga oo ku heshiiyay qodobo ay ka mid yihiin Amniga, Dhaqaalaha iyo sidoo kale qodobo kale oo muhiim ah.

Sidoo kale waxa uu sheegay in labada madaxweyne ay ku balameen in la xoojiyo xiriirka ka dhaxeeya si ay iskaga kaashaadaan waxyaabo badan oo sahli kara amniga Gobolka.

Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi ayaa dhawaan safarkiisii ugu horeeyay waxa uu ku tegay dalka Jabuuti oo ka mid ah wadamada taageera Maamulka Soomaaliland.

- Advertisement -

Hoos Ka Dhageyso Codka Wsiirka Arrimaha Dibada Soomaaliland Dr Sacad Cali Shire.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts