HomeMaqalDhageyso:-Galmudug oo bilaabeysa howlgal ka dhan ah Isbaarooyinka

Dhageyso:-Galmudug oo bilaabeysa howlgal ka dhan ah Isbaarooyinka

Date:

Related stories

5 Waxyaabood Oo Raggu Si Qarsoodi Ah Uga Filayaan Xaasaskooda

Xiriirka guurka waxaa xoojiya waxyaabo yaryar oo mararka qaar aan si toos ah loo sheegin. Halkan ka ogow 5 arrimood oo rag badan ay jecel yihiin inay ka helaan xaasaskooda.

Doon Qorrax Ku Shaqaysa Oo 3,106 Mayl Safartay

Safare Finnish ah ayaa dhammeystay safar badeed oo 3,106 mayl ah, isagoo adeegsanaya doon uu isagu dhisay oo ku shaqaysa tamarta qorraxda oo keliya, iyadoo aan loo adeegsan shidaal dhaqameed.

Madaxweyne ku xigeenka Maamulka Galmudug Maxamed Xaashi Carabeey ayaa sheegay in Maalmahaan ay jirtay cabasho ka soo yeereysay dadweynaha ee ku aadan Isbaarooyin yaalla deeegaano ka tirsan Galmudug. Waxa uu sheegay in ay horay u wadeen howlgallo ka dhan ah Isbaarooyinka balse ay hakad gashay kadib markii ay saameysay khilaafkii soo kala dhexgalay Madaxda ugu […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweyne ku xigeenka Maamulka Galmudug Maxamed Xaashi Carabeey ayaa sheegay in Maalmahaan ay jirtay cabasho ka soo yeereysay dadweynaha ee ku aadan Isbaarooyin yaalla deeegaano ka tirsan Galmudug.

Waxa uu sheegay in ay horay u wadeen howlgallo ka dhan ah Isbaarooyinka balse ay hakad gashay kadib markii ay saameysay khilaafkii soo kala dhexgalay Madaxda ugu sareysa Puntland.

- Advertisement -

Waxa uu hadalkiisa intaasi raaciyay in mararka qaar burcada dadka dhibaateyneysa ay wataan dareeska Ciidamada balse aysan aheyn kuwa Galmudug.

Ugu dambeyn waxa uu sheegay Madaxweyne ku xigeenka Galmudug Maxamed Xaashi Carabeey in dhawaan Galmudug ay bilaabi doonto howlgallo lagula dagaalamyo kooxaha burcad ah ee jidgooyooyinka u dhigta dadka Shacabka ah.

Hoos Ka Dhageyso Codka Madaxweyne ku xigeenka Galmudug.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts