HomeMaqalDhageyso:-Xildhibaan Dalxa”Madaxda dalka ayaa ka gaabisay dhismaha Darbiga ee Kenya ka wado...

Dhageyso:-Xildhibaan Dalxa”Madaxda dalka ayaa ka gaabisay dhismaha Darbiga ee Kenya ka wado Balad Xaawo”

Date:

Related stories

5 Waxyaabood Oo Raggu Si Qarsoodi Ah Uga Filayaan Xaasaskooda

Xiriirka guurka waxaa xoojiya waxyaabo yaryar oo mararka qaar aan si toos ah loo sheegin. Halkan ka ogow 5 arrimood oo rag badan ay jecel yihiin inay ka helaan xaasaskooda.

Doon Qorrax Ku Shaqaysa Oo 3,106 Mayl Safartay

Safare Finnish ah ayaa dhammeystay safar badeed oo 3,106 mayl ah, isagoo adeegsanaya doon uu isagu dhisay oo ku shaqaysa tamarta qorraxda oo keliya, iyadoo aan loo adeegsan shidaal dhaqameed.

Tan iyo markii dowladda Kenya ay iskudayday in ay markale dib u bilaawdo dhismaha derbiga ay dhiseysay Xadka ay degmada Balad Xaawo kala wadaagto Soomaaliya ayaa waxaa soo baxayay dadaalo looga hortegayay. Shacabk Bald Xaawo ayaa k horyimid dhismahaas,waxana isla maanta kulan ka leh gudiga difaaca Golaha Shacabka,sidoo kalena la filayo in dowladda Soomaaliya ay […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Tan iyo markii dowladda Kenya ay iskudayday in ay markale dib u bilaawdo dhismaha derbiga ay dhiseysay Xadka ay degmada Balad Xaawo kala wadaagto Soomaaliya ayaa waxaa soo baxayay dadaalo looga hortegayay.

Shacabk Bald Xaawo ayaa k horyimid dhismahaas,waxana isla maanta kulan ka leh gudiga difaaca Golaha Shacabka,sidoo kalena la filayo in dowladda Soomaaliya ay dhawan wefdi u dirto.

- Advertisement -

Xildhibaan Maxamed Cumar Dalxa oo ka mid ah Baarlamanka Soomaaliya ayaa sheegay in madaxda Sare ee dalka ay arrintaan ka gaabiyeen si Kenya ay dib uga laabato dhismahaas.

Sidoo kale waxa uu sheegay in gudoonka Golaha Shacabka aysan dardargelin ka hadlida derbiga ay Kenya ka dhiseyso degmada Balad Xaawo ee Gobolka Gedo.

Dhismaha derbiga ah ee dowladda Kenya ak dhiseyso Magaalada Balad Xaawo ayaa waxaa dagaal  iyo banaanbaxyo kala hortegay Shacabka degmadaas,waxaana sidoo kale Maanta la filayaa in ay War ka soo saaraan Gudiga difaaca Baarlamaanka Soomaaliya.

- Advertisement -

Hoos Ka Dhageyso Codka Xildhibaan Dalxa.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts