HomeMaqalDhageyso:-Ciidamada dowladda Soomaaliya oo qarax fashiliyay

Dhageyso:-Ciidamada dowladda Soomaaliya oo qarax fashiliyay

Date:

Related stories

5 Waxyaabood Oo Raggu Si Qarsoodi Ah Uga Filayaan Xaasaskooda

Xiriirka guurka waxaa xoojiya waxyaabo yaryar oo mararka qaar aan si toos ah loo sheegin. Halkan ka ogow 5 arrimood oo rag badan ay jecel yihiin inay ka helaan xaasaskooda.

Doon Qorrax Ku Shaqaysa Oo 3,106 Mayl Safartay

Safare Finnish ah ayaa dhammeystay safar badeed oo 3,106 mayl ah, isagoo adeegsanaya doon uu isagu dhisay oo ku shaqaysa tamarta qorraxda oo keliya, iyadoo aan loo adeegsan shidaal dhaqameed.

Dhageyso:-Warka Duhurnimo Ee Radio Dalsan 12/12/2024

Dhageystayaasheena Radio Dalsan ee ku xiran Webkeena www.radiodalsan.com waxaan...

Dhageyso:- Barnamijka Wareegga Wararka 24-Ka Saac Ee Radio Dalsan 10/12/2024

Dhageystayaasheena Radio Dalsan ee ku xiran Webkeena www.radiodalsan.com waxaan...

Maamulka degmada Buulo Burde ee Gobolka Hiiraan ayaa waxa ay faah faahin ka bixiyeen howlgal ay sheegeen in ay ku fashiliyeen qarax miino oo lagu aasay suuq ku yaallo degmadaas. Gudoomiyaha Maamulka degmada Buulo Burde Cabdi Daahir Guure ayaa Dalsan u sheegay in ciidamada amniga lagu soo wargeliyay in qarax miino lagu aasay Suuqa xoolaha […]

- Advertisement -

Maamulka degmada Buulo Burde ee Gobolka Hiiraan ayaa waxa ay faah faahin ka bixiyeen howlgal ay sheegeen in ay ku fashiliyeen qarax miino oo lagu aasay suuq ku yaallo degmadaas.

Gudoomiyaha Maamulka degmada Buulo Burde Cabdi Daahir Guure ayaa Dalsan u sheegay in ciidamada amniga lagu soo wargeliyay in qarax miino lagu aasay Suuqa xoolaha lagu iibiyo oo ku yaallo degmadaas.

- Advertisement -

Waxa uu sheegay in xogta ay ciidadu ka heleen Shacabka ay suurtagashay in qaraxaas ay Ciidamadu fashiliyeen kaas oo ay geliyeen Al-Shabaab sida uu hadalka u dhigay.

Waxaa la weeydiiyay Su’aal aheyd maadaama mudo Saacado ah ay halkaasi ku jirtay miinada waxyaabihii ay dareemeen Shacabka ayaa waxa uu sheegay in Shacabku aysan dareemin wax cabsi ah isla markaana ay howshoodii caadiga aheyd ay wateen.

Dhowr mar ayaa waxaa Al-Shabaab ay miinooyin waxa y ku aaseen Gudaha iyo daafaha degmada Buulo Burde kuwaas oo ku waxyeeloobeen Ciidamo iyo Dad Shacab ah.

- Advertisement -

Hoos Ka Dhageyso Codka Gudoomiyaha degmada Buulo Burde.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories