HomeCaalamkaMuwaadin Soomaaliyeed oo lagu eedeeyey qoraalo uu ku taageeray Hoggaamiyihii hore...

Muwaadin Soomaaliyeed oo lagu eedeeyey qoraalo uu ku taageeray Hoggaamiyihii hore ee Alqaacida

Date:

Related stories

Somaliland President Irro Set for Official Visit to Israel

Somaliland President Abdirahman Mohamed Abdullahi, known as Irro, is...

President Mohamud: Opposition lacks political vision since 2023

Somali President Hasan Sheikh Mohamud said opposition groups have...

Soomaaliya oo Urdun kaga wada hadashay caddaaladda kala-guurka

Soomaaliya oo Urdun kaga wada hadashay caddaaladda kala-guurka Cammaan, Urdun...

Three Officers Wounded as Al-Shabaab Strikes Elite SOG Base in Mandera

Three police officers sustained injuries when suspected Al-Shabaab fighters attacked a Special Operations Group (SOG) camp in Fino, located in Lafey Sub-County, Mandera County, on Friday night.

Somalia Gives Referee Omar Artan a Hero’s Welcome After U.S. Entry Denial

“What happened will not disappoint me, and I promise you that I will participate in the 2030 World Cup,” he said. He also urged Somali youth not to lose faith in their country or their passport.
- Advertisement -

Wargeyska Maalinlaha ee Berliner Morgenbost ee ka soo baxa dalka Jarmalka ayaa shalay qoray inay Boliska sheegeen inuu Eedeysanahaasi oo 19-jir ah uu soo dhigay Bratiisa Facebook Qoraalo Koo kooban oo ku adaan Hoggaamiyihii Ururka Al-qaacida, Usaama Bin Laadin iyo Urur kale oo Hubeysan.

Ilo-wareedyo uu Wargeysku soo xigtay ayaa lagu sheegay in Qoraaladaasi laga soo dhex qoray Xabsi ku yaalla Caasimadda dalkaasi ee Berlin iyo caddaynta goobta laga isticmaalay iyo Cinwaanka laga soo bandhigay Qoraalladaasi.

- Advertisement -

Afhayeen u hadlay Waaxda Garsoorka ee dalkaasi ayaa u sheegay Wakaalladda Wararka dalkaasi ee DPA  in dhowr jeer la baaray qolka Eedeysanaha kaga jiro Xabsiga, balse laga waayey wax Telefoon nooca SMART PHONE-ka.

Afhayeenka waxa uu intaasi ku daray inuu Eedeysanaha horey ugu biiray Alshabaab, isla markaana uu dhowr jeer la dagaalamay Saraakiisha Garsoorka ee dalkaasi waa sida uu hadalka u dhigay.

Hay’adda Ammaanka Dadweynaha ee PSD ee magaalladda Berlin ayaa ku sheegtay Qoraal loogu talagalay Gudaha Hay’addaha inay Eedeysanahaasi u aqoonsadeen inuu Khatar ku yahay Ammaanka Gudaha Jarmalka, waa sida hadalka loo dhigay.

- Advertisement -

Eedeysanaha oo aan magaciisa la sheegin ayaa loo wareejiyey Xsbsi kale oo aad loo baaro.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories