HomeCaalamkaRagga Doobabka ee ka tirsan Daacishta ku sugan Puntland oo bilaa mushaar...

Ragga Doobabka ee ka tirsan Daacishta ku sugan Puntland oo bilaa mushaar lagu dagaal geliyo

Date:

Related stories

Once a Man’s World, Now a Shared Space: Women Transform Mogadishu’s Fish Market.

Every morning, as the sun rises over Mogadishu’s coastline,...

Somali Pirates Hijack Tanker ASANA

MOGADISHU – Somali pirates hijacked the oil tanker ASANA off...

Turkey excludes Somalia from e-Visa expansion

Turkey has expanded its electronic visa (e-Visa) system to...

Danab forces overrun Al-Shabaab stronghold near Jilib

The National Army’s elite Danab commandos have overrun a...

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Maleeshiyadda u daacadda ah Madaxa Daacish-ta Somalia, Sheekh C/qaadir Muumin ayaa la sheegay inaysan wax mushaar ah ku qaadanin Hawlgalladda Dagaal ee lagu hawl-geliyo. Ilo-wareedyo ay soo xigatay Wakaalladda Wararka Faransiiska ee AFP ayaa lagu muujiyey inaysan Dagaalamayaasha aan guursanin ee Kooxda Daacish aan haba yaraatee la siinin wax mushaar ama gunno ah. Maleeshiyadda Xaasaska […]

- Advertisement -

Maleeshiyadda u daacadda ah Madaxa Daacish-ta Somalia, Sheekh C/qaadir Muumin ayaa la sheegay inaysan wax mushaar ah ku qaadanin Hawlgalladda Dagaal ee lagu hawl-geliyo.

Ilo-wareedyo ay soo xigatay Wakaalladda Wararka Faransiiska ee AFP ayaa lagu muujiyey inaysan Dagaalamayaasha aan guursanin ee Kooxda Daacish aan haba yaraatee la siinin wax mushaar ama gunno ah.

- Advertisement -

Maleeshiyadda Xaasaska qaba ayaa iyagana la sheegay in bishii la siiyo 50-Dollar, halka carruurta yar ee Kooxda Daacish askaraysay bishii la siiyo mushaar u dhexeeya 10 Dollar ilaa 20-Dollar, iyadoo lagu salaynayo hadba da’dooda.

Warbixinta ayaa lagu sheegay in Mushaaraadka Maleeshiyadda Kooxda Daacish ee ku sugan Puntland la siiyo bil kasta lagu qiyaaso 2,000 oo Dollar ilaa 4,000 oo Dollar, iyadoo Hoggaamiyayaasha Kooxdaasi  ku kharaj gareeyaan Maleeshiyadooda Lacag xadidan oo ay u soo diraan Hoggaamiyayaasha Daacish ee ku sugan dalalka Syria iyo Iraq..

Dhinaca kale, Warbixin ay soo saartay Kooxda QM ee La-socodka Arrimaha Somalia (The UN monitoring group for Somalia) ayaa lagu sheegay in Kooxda Daacish-ta Puntland oo la asaasay sannadkii hore lagu bilaabay Tobanaan Maleeshiyo, balse ay haatan kordheen oo ay gaarayaan ilaa 200-Maleeshiyo u daacad ah Sheekh C/qaadir Muumin oo ah Muwaadin British laga kansal gareeyey Baasaboorkiisa.

- Advertisement -

Telefoono laga duubay Sheekh C/qaadir Muumin ayaa muujinaya inuu xiriir la sameeyey Hoggaamiye ka tirsan Daacish oo ku sugan dalka Yemen, kaasi oo matala Hoggaamiyayaasha Sarsare ee Daacish-ta ku sugan Syria iyo Iraq.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories