HomeCaalamkaItoobiya oo taageera dhinac walbo ah siineysa Maamulka Soomaaliland

Itoobiya oo taageera dhinac walbo ah siineysa Maamulka Soomaaliland

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Wasiirka Arrimaha DibeddA ee dalka Ethiopia, Workneh Gebeyehu waxa uu hadalkaasi ka sheegay mar uu shalay Madaxweynaha Maamulka Somaliland, Axmed Maxamed Maxamuud “Silaanyo”  kula kulmay magaalladda Addis Abeba. Wasiirku  si cad u sheegay inay Dowladda Ethiopia danaynayso inay Doorashadda Madaxtinimadda Somaliland ka dhici doonta bishan 13-da noqoto Dooraho ku dhacda si xor ah oo Caddaalad leh. Wasiirka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wasiirka Arrimaha DibeddA ee dalka Ethiopia, Workneh Gebeyehu waxa uu hadalkaasi ka sheegay mar uu shalay Madaxweynaha Maamulka Somaliland, Axmed Maxamed Maxamuud “Silaanyo”  kula kulmay magaalladda Addis Abeba.

Wasiirku  si cad u sheegay inay Dowladda Ethiopia danaynayso inay Doorashadda Madaxtinimadda Somaliland ka dhici doonta bishan 13-da noqoto Dooraho ku dhacda si xor ah oo Caddaalad leh.

- Advertisement -

Wasiirka Arrimaha DibeddA ee dalka Ethiopia, Workneh Gebeyehu waxa kale oo uu tilmaamay inay Dowladiisa taageero ka geysanayso Dhaqaalaha iyo horumarinta Dimuqraadiyadda Somaliland

Dhinaca kale, Madaxweynaha Maamulka Somaliland, Axmed Maxamed Maxamuud “Silaanyo”  oo ka hadlay Kulankaasi ayaa ka mahad celiyey Taageeradda hagar la’aanta ee ay Dowladda Ethiopia la garab taagan yihiin Shacabka iyo Maamulka Somaliland.

Dhinaca kale, Madaxweyne Silaanyo oo Waaberigii hore ee shalay booqasho aan la sii shaacinin ku tegay magaalladda Addis Abeba, waxa u qorsheysan inuu Kulan la yeesho Ra’isul-wasaaraha Ethiopia,Hailemariam Desalegn Boshe.,

- Advertisement -

Ethiopia iyo Maamulka Somalilland waxay sannadkii hore kala saxiixdeen Heshiis lagu kordhinayo Ganacsiga Ethiopia ee Dekedda Berbera, waxayna Labada dhinac leeyihiin Xiriir Diplomaasiyadeed.

Si kastaba ha ahaatee, Maamulka Somaliland oo sannadkii 1991-kii sheegtay inay ka go’een Jamhuuriyadda Somalia, ayaan weli wax helin Ictiraaf Calaami oo lagu aqoonsanayo Gooni-isku-taagooda.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts