HomeCaalamkaMaraykanka oo Walaac ka muujinaya Kharajka ay siiyaan DFS in loo weeciyo...

Maraykanka oo Walaac ka muujinaya Kharajka ay siiyaan DFS in loo weeciyo Al-Shabaab

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Xafiiska Kormeeraha Guud ee Waaxda Arrimaha Dibedda Maraykanka ugu qaabilsan Afrika ayaa la sheegay inuu ku fashilmayo sidii uu u hubin lahaa haddii Maalgelinta la siiyo DFS aan loo gudbinin Alshabaab. Qoraal ay Unugga La-socodka ee Waaxda Arrimaha Dibedda Maraykanka soo saareen maalintii Isniinta ee la soo dhaafay ayey kaga digeen arrintaasi, waxayna sheegeen inuusan […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Xafiiska Kormeeraha Guud ee Waaxda Arrimaha Dibedda Maraykanka ugu qaabilsan Afrika ayaa la sheegay inuu ku fashilmayo sidii uu u hubin lahaa haddii Maalgelinta la siiyo DFS aan loo gudbinin Alshabaab.

Qoraal ay Unugga La-socodka ee Waaxda Arrimaha Dibedda Maraykanka soo saareen maalintii Isniinta ee la soo dhaafay ayey kaga digeen arrintaasi, waxayna sheegeen inuusan Xafiiska weli u dejinin Siyaasad iyio Tallaabadda lagu ogaanayo inaysan Maalgelinta Barnaamijyadda  Maraykanka ka fuliyaan dalalka kalen inaysa noqonin kuwo gacanta u gala Kooxo ay ka mid yihiin Alshabaab, Boko Haram, waa sida hadalka loo dhigay,.

- Advertisement -

Warbixinta ka soo baxday Xafiiska Kormeeraha Guud ee Waaxda Arrimaha Dibedda Maraykanka ugu qaabilsan Afrika oo ka koobnayd 44 bog ayaa lagu muujiyey in Kormeerayaal ka tirsan Xafiiskooda tusaale ahaan u soo qaateen 66 million oo Dollar oo ay Dowladda Maraykanak siiyeen Ciiddanka Milliteriga Somalia 7-dii sanno ee la soo dhaafay.

Warbixinta waxaa kaloo lagu sheegay inay Baarayaasha heleen in Xafiiska Afrika ugu qaabilsan Waaxda Arrimaha Dibedda Maraykanka weli sii wadaan inay bixiyaan Mushaarka Ciiddanka Somalia, iyadoo weli lagu guul-daraystay inuu Xafiisku adeeco Sharciga Maraykanka ee mamnuucaya in Taageeradda Waaxda Arrimaha Dibedda siiyaan Milliteriga Shisheeyaha inaan loo adeegsanin falal tacadi ku ah Xuquuqda Aadanaha

Warbixinta Waaxda Arrimaha Dibedda Maraykanka ee u gaarka Xuquuqda Aadanaha Caalamka soo saartay sannadkii hore ee 2016-kii ayaa lagu muujiyey inay Ciiddanka DFS tacadiyo u geysteen dadka Rayidka.

- Advertisement -

Warbixinta waxaa kaloo lagu sheegay inaysan Maamualaayasha Somalia inta badan baaritaano ku samaynin Tacadiyadda ay geystaan Boliska, Milliteriga ama xubnaha Maleeshiyooyinka kale.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts