HomeCaalamkaRag Maraykan ah oo jir-dil u geystay Nin Somali oo xukun lagu...

Rag Maraykan ah oo jir-dil u geystay Nin Somali oo xukun lagu riday

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Maxkamadda Sare ee magaalladda San Diego ee dalka Maraykanka waxaa shalay la soo taagay 3 nin oo Maraykan, kuwaasi oo lagu helay inay Dembi Fal Nacayb iyo weerar kula kaceen Nin Soomaali ah. Maxkamadda ayaa sheegtay inay raggaasi weerarkaasi geysteen  muddo haatan laga joogo hal sanno, kuna beegnayd bishii October 30-dii ee sannadkii 2016-kii. Eedeysanayaasha […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Maxkamadda Sare ee magaalladda San Diego ee dalka Maraykanka waxaa shalay la soo taagay 3 nin oo Maraykan, kuwaasi oo lagu helay inay Dembi Fal Nacayb iyo weerar kula kaceen Nin Soomaali ah.

Maxkamadda ayaa sheegtay inay raggaasi weerarkaasi geysteen  muddo haatan laga joogo hal sanno, kuna beegnayd bishii October 30-dii ee sannadkii 2016-kii.

- Advertisement -

Eedeysanayaasha oo magacyadooda lagu soo koobay CROW JUNIOR. SCOTT PARETTI iyo SEAN AREVALO ayaa lagu helay inay jir-dileen Nin Somalia iyo inay ku qeyliyeen 2 Haween Muslim ah.

Markhaatiyayaal ayaa Maxkamadda u sheegay inay Eedeysanaha SEAN AREVALO  uu Ninka Soomaalida uu ka qabtay Madaxa, kadibna uu ku garaacay Derbiga.

Ninka Soomaaliga oo aan magacisia la sheegin ayaa ku guuleystay inuu kor ka xafido Gaariga ay Eedeysanayaasha ku baxsadeen.

- Advertisement -

Boliska magaalladda San Diego  ayaa la sheegay inay soo qabteen raggii iyo gaarigii ay wateen, iyadoo ay Dhibanaha iyo Markhaatiyayaasha aqoonsadeen wejiyada Eedeysanayaasha.

Maxkamadda waxay Eedeysanaha CROW JUNIOR ku xukuntay Xabsi 4 bilood ah, halka labada kale aan weli lagu dhawaaqin xukunkooda.

Xigasho: nbcsandiego.com

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts