HomeCaalamkaErgadda Hawlgalka Midowga Afrika u joogta Somalia oo ku baaqay in la...

Ergadda Hawlgalka Midowga Afrika u joogta Somalia oo ku baaqay in la kordhiyo Taageeradda la siiyo DFS

Date:

Related stories

Mucaaradka oo caalamka kala hadlay khilaafka doorashada

Mucaaradka oo caalamka kala hadlay khilaafka doorashada Muqdisho, 9 Juun...

Sheekada Ninkii Ugu Horreeyay Ee Lacag Ku Qanciya Gabar

Sheekada Ninkii Ugu Horreeyay Ee Lacag Ku Qanciya Gabar Waxaa...

Koonfur Galbeed oo degmooyinka ku xoojinaysa adkaysiga abaarta

Koonfur Galbeed oo waayo-aragnimo abaareed la wadaagtay Muqdisho, 8 Juun...

FESTU oo Geneva ka qaylisay: Shaqaalaha iyo dhalinyarada Soomaaliyeed waa lagama maarmaan

FESTU: “Wadahadal la’aan ma jirto nabad” Geneva, Switzerland – 6...

TUBSAN iyo Talyaaniga oo xoojinaya dagaalka argagixisada

TUBSAN iyo Talyaaniga oo xoojinaya dagaalka argagixisada Muqdisho, 06 Juun...
- Advertisement -

Hadal qoraal oo ay E-mail ahaan u soo direen Ergadda AU-da u joogta Somalia ayey ku cambaareeyeen Qarixii ay dadka badan ku dhinteen ee biahsn 14-dii ka dhacay Isgoyska Zoope ee magaalladda Muqdisho.,

Qoraalka waxaa kaloo lagu sheegay in weerarkaasi lala beegsaday Deegaano caan ah oo ay ku yaalleen goobo Ganacsi.

- Advertisement -

Dhinaca kale, Ergadda AU-da u joogta Somalia waxay kaloo qoraalkooda ku xuseen Baaq ay u jeediyeen Beesha Caalamka, oo ay kaga codsadeen  inay taageero badan siiyaan Hay’addaha Dowladda Somalia ee dagaalka kula jira Kooxaha Xag-jirka, waa sida hadalka loo dhigay.

 

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories