HomeCaalamkaMadaxweynaha Zimbabwe oo laga yaabo inuu isku shaandheeyo Golihiisa Wasiiradda

Madaxweynaha Zimbabwe oo laga yaabo inuu isku shaandheeyo Golihiisa Wasiiradda

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Madaxweyne Robert Mugaabe ayaa hadalkaasi ka sheegay Kulan uu la qaatay Garabka Dhallinyarada ee Xisbigiisa haya talada dalkaasi ee XANU-PF, wuxuuna carrabka ku adkeeyey inuu maalmaha soo socda isku shaandheyn doono Xukuumadiisa. Isku-shaandheyntii ugu dambeysay waxa uu sameeyey bishii September ee sannadkii 2015-kii. Dhinaca kale,  Madaxweyne Ku-xigeenka dalkaasi,  Emmerson Mnangagwa oo lagu wado inuu Xilka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweyne Robert Mugaabe ayaa hadalkaasi ka sheegay Kulan uu la qaatay Garabka Dhallinyarada ee Xisbigiisa haya talada dalkaasi ee XANU-PF, wuxuuna carrabka ku adkeeyey inuu maalmaha soo socda isku shaandheyn doono Xukuumadiisa.

Isku-shaandheyntii ugu dambeysay waxa uu sameeyey bishii September ee sannadkii 2015-kii.

- Advertisement -

Dhinaca kale,  Madaxweyne Ku-xigeenka dalkaasi,  Emmerson Mnangagwa oo lagu wado inuu Xilka kala wareego Robert Mugaabe ayaa sheegay Khamiistii la soo dhaafay in isaga la sumeeyey bishii August ee sannadkan, laguna soo daaweeyey dalka Koonfurta Afrika.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts