HomeMaqalDhageyso:-Taliska Booliiska Jubbada Hoose oo faah faahiyay howlgal ay ka sameeyeen M/Kismaayo

Dhageyso:-Taliska Booliiska Jubbada Hoose oo faah faahiyay howlgal ay ka sameeyeen M/Kismaayo

Date:

Related stories

5 Waxyaabood Oo Raggu Si Qarsoodi Ah Uga Filayaan Xaasaskooda

Xiriirka guurka waxaa xoojiya waxyaabo yaryar oo mararka qaar aan si toos ah loo sheegin. Halkan ka ogow 5 arrimood oo rag badan ay jecel yihiin inay ka helaan xaasaskooda.

Doon Qorrax Ku Shaqaysa Oo 3,106 Mayl Safartay

Safare Finnish ah ayaa dhammeystay safar badeed oo 3,106 mayl ah, isagoo adeegsanaya doon uu isagu dhisay oo ku shaqaysa tamarta qorraxda oo keliya, iyadoo aan loo adeegsan shidaal dhaqameed.

Axmed Naasir taliyaha Ciidanka Booliiska Gobolka Jubbada Hoose ee Maamulka Jubbaland ayaa sheegay in ciidamada amniga ay saacadihii la soo dhaafay howlgal dhanka amniga ah ay ka sameeyeen inta badan Xaafadaha Magaalada Kismaayo. Waxa uu sheegay in Jubbaland ay leedahay cadaw, balse har iyo habeen ay jidwalba u taagan yihiin sidii ay uga hortegi lahaayeen […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Axmed Naasir taliyaha Ciidanka Booliiska Gobolka Jubbada Hoose ee Maamulka Jubbaland ayaa sheegay in ciidamada amniga ay saacadihii la soo dhaafay howlgal dhanka amniga ah ay ka sameeyeen inta badan Xaafadaha Magaalada Kismaayo.

Waxa uu sheegay in Jubbaland ay leedahay cadaw, balse har iyo habeen ay jidwalba u taagan yihiin sidii ay uga hortegi lahaayeen iyaga oo fulinaya amarkii Madaxweynaha Jubbaland ee ahaa sugida amniga.

- Advertisement -

Sidoo kale waxa uu hadalkiisa intaas ku daray in intii uu howlgalka socday ay qabteen dad farabadan oo ay uga shakisan yihiin in ay xiriir la leeyihiin cadawga iyo kuwo isticmaalayay waxyaabaha maanka dooriya.

Magaalada Kismaayo ee Gobolka Jubbada hoose ayaa amnigeeda waxa uu yahay mid aad u wanaagsan marka la eego Magaalooyinka kale ee Gobolada Jubbooyinka.

Hoos Ka Dhageyso Codka Taliyaha Booliiska Gobolka Jubbada hoose.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts