HomeMaqalDhageyso:-Shacabka Puntland oo ka hadlay la wareegitaanka Imaaraadka ee Dekadda Boosaaso

Dhageyso:-Shacabka Puntland oo ka hadlay la wareegitaanka Imaaraadka ee Dekadda Boosaaso

Date:

Related stories

5 Waxyaabood Oo Raggu Si Qarsoodi Ah Uga Filayaan Xaasaskooda

Xiriirka guurka waxaa xoojiya waxyaabo yaryar oo mararka qaar aan si toos ah loo sheegin. Halkan ka ogow 5 arrimood oo rag badan ay jecel yihiin inay ka helaan xaasaskooda.

Doon Qorrax Ku Shaqaysa Oo 3,106 Mayl Safartay

Safare Finnish ah ayaa dhammeystay safar badeed oo 3,106 mayl ah, isagoo adeegsanaya doon uu isagu dhisay oo ku shaqaysa tamarta qorraxda oo keliya, iyadoo aan loo adeegsan shidaal dhaqameed.

Dhageyso:-Warka Duhurnimo Ee Radio Dalsan 12/12/2024

Dhageystayaasheena Radio Dalsan ee ku xiran Webkeena www.radiodalsan.com waxaan...

Dhageyso:- Barnamijka Wareegga Wararka 24-Ka Saac Ee Radio Dalsan 10/12/2024

Dhageystayaasheena Radio Dalsan ee ku xiran Webkeena www.radiodalsan.com waxaan...

Shacabka kala duwan eek u nool deegaanada maamul goboleedka Puntland ayaa siyaabo kala duwan wxa ay uga hadleen wareejintii dekadda Magaalada boosaso lagu wareejiyay Shirkada DBWorld ee laga leeyahay Imaaraadka Carabta. Qaar ka mid ah Shacabkaas ayaa waxa ay sheegeen in arrintaan ay tahay talaabo horay loo qaaday balse ay wanaagsan tahay in wadatashiyo lagala […]

- Advertisement -

Shacabka kala duwan eek u nool deegaanada maamul goboleedka Puntland ayaa siyaabo kala duwan wxa ay uga hadleen wareejintii dekadda Magaalada boosaso lagu wareejiyay Shirkada DBWorld ee laga leeyahay Imaaraadka Carabta.

Qaar ka mid ah Shacabkaas ayaa waxa ay sheegeen in arrintaan ay tahay talaabo horay loo qaaday balse ay wanaagsan tahay in wadatashiyo lagala sameeyo Shacabka Puntland si ay horumarkooda iyaga uga tashadaan.

- Advertisement -

Dhanka kale Shacabka qar ayaa iyana aamninsan in tani ay dhibaato ku tahay Puntland islamarkana Go’aanka lagu wareejiyay Dekadda Boosaaso uu ahaa mid an lagala tashan.

Hadalada ugu badan Shacabka ayaa ahaa in muhiim ay tahay in horumarka lga sameynayo deegaanka Puntland wadatashi lagala sameeyo.

Hoos Ka Dhgeyso Codadka Shacabka Puntland.

- Advertisement -

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories