HomeMaqalDhageyso:-Yaxye Sheekh Cali”Cid kasta oo ku xadgudubta Dastuurka Galmudug talaabo ayaan ka...

Dhageyso:-Yaxye Sheekh Cali”Cid kasta oo ku xadgudubta Dastuurka Galmudug talaabo ayaan ka qaadeeynaa”

Date:

Related stories

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Cabinet reshuffles senior diplomats, appoints new trade chief

Somalia's Council of Ministers, chaired by the federal government,...

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

Gudoomiyaha Maxkamada Sare ee dowlad goboleedka Galmudug Yaxye Sheekh Cali oo Maanta Warbaahinta kula hadlayay Magaalada Cadaado ee Xrunta KMG,ka ah ee Maamulka Galmudug ayaa ka hadlay xiisada Siyaasadeed ee ka taagan Galmudug. Waxa uu sheegay in cid kasta oo ku xadgudubta dastuurka u yaalla Galmudug ay talaabo ka qaadi doonaan isla markaana aysan jiri […]

- Advertisement -

Gudoomiyaha Maxkamada Sare ee dowlad goboleedka Galmudug Yaxye Sheekh Cali oo Maanta Warbaahinta kula hadlayay Magaalada Cadaado ee Xrunta KMG,ka ah ee Maamulka Galmudug ayaa ka hadlay xiisada Siyaasadeed ee ka taagan Galmudug.

Waxa uu sheegay in cid kasta oo ku xadgudubta dastuurka u yaalla Galmudug ay talaabo ka qaadi doonaan isla markaana aysan jiri doonin cid faragelin ku sameneysa Dastuurka taasina aan la aqbali doonin.

- Advertisement -

Sidoo akle waxa uu hadalkiisa intaas ku daray in qof walba ee dembi  gasha  Sharciga la horgeyn doono taasina ay tahay Waajib muqadas ah.

Hadalkaan ayaa imaanaya xili Shalay War qoraal ah oo uu saaaray uu ugu yeeray Madaxweyne ku xigeenka Galmudug iyo gudoomiyaha Baarlaamanka qaar ka mid ah xildhibaanada in mudo Saddex  Maalin Gudahood ah ay ku yimaadaan Maxkamada horteeda kadib markii ay soo gaartay dacwad ka dhan ah.

Hoos Ka Dhageyso Codka Gudoomiyaha Maxkamada Sare ee Galmudug.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories