HomeMaqalDhageyso:-Wasaarada Amniga oo fariin u dirtay Shacabka Muqdisho

Dhageyso:-Wasaarada Amniga oo fariin u dirtay Shacabka Muqdisho

Date:

Related stories

5 Waxyaabood Oo Raggu Si Qarsoodi Ah Uga Filayaan Xaasaskooda

Xiriirka guurka waxaa xoojiya waxyaabo yaryar oo mararka qaar aan si toos ah loo sheegin. Halkan ka ogow 5 arrimood oo rag badan ay jecel yihiin inay ka helaan xaasaskooda.

Doon Qorrax Ku Shaqaysa Oo 3,106 Mayl Safartay

Safare Finnish ah ayaa dhammeystay safar badeed oo 3,106 mayl ah, isagoo adeegsanaya doon uu isagu dhisay oo ku shaqaysa tamarta qorraxda oo keliya, iyadoo aan loo adeegsan shidaal dhaqameed.

Afhayeenka Wasaarada Amniga Soomaaliya Axmed Maxamed Maxamuud Sayid Carab oo maanta Warbaahinta Shir Jaraa’id ugu qabtay Magaalada muqdisho ayaa ka hadlay hwolagallada ciidamada dowladda Soomaaliya ay habeenadii la soo dhaafay ka wadeen degmooyin ka tirsan Gobolkaan Banaadir. Waxa uu sheegay in looga baahan yahay Shacabka in ay Ciidamada kala shaqeeyaan dhanka amniga isla markaana ay […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Afhayeenka Wasaarada Amniga Soomaaliya Axmed Maxamed Maxamuud Sayid Carab oo maanta Warbaahinta Shir Jaraa’id ugu qabtay Magaalada muqdisho ayaa ka hadlay hwolagallada ciidamada dowladda Soomaaliya ay habeenadii la soo dhaafay ka wadeen degmooyin ka tirsan Gobolkaan Banaadir.

Waxa uu sheegay in looga baahan yahay Shacabka in ay Ciidamada kala shaqeeyaan dhanka amniga isla markaana ay u fududeeyaan waqtiyada ay howlgallada ku jiraan.

- Advertisement -

“Aniga oo ku hadlaya Codka Wasaaarda Amniga waxan ka dalbanayaa Shacabka ku nool gobolka Banaadir in ay ciidamada kala Shaqeeyaan amniga xiliyada ay wadaan howlgallada ka dhanka ah cadawga Al-Shabaab iyo goobaha taargedka ah oo ay ku sugan yihiin ayuu yiri Afhayeenka”

Habeenadii u dambeysay Ciidamada dowladda waxa ay howlgallo ka wadeen degmooyin ka tirsan Gobolka Banaadir iyada oo howlgalkii u dambeeyay oo ay ka sameeyeen degmada Dharkenley ay ku soo qabteen hub iyo waxyaabaha Maanka dooriya.

Hoos Ka Dhageyso Codka Afhayeenka Wasaarada Amniga

- Advertisement -

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts