HomeMaqalDhageyso:-Xiisada u dhaxeysa Madaxda Galmudug oo sii xoogeysatay(Warbixin)

Dhageyso:-Xiisada u dhaxeysa Madaxda Galmudug oo sii xoogeysatay(Warbixin)

Date:

Related stories

5 Waxyaabood Oo Raggu Si Qarsoodi Ah Uga Filayaan Xaasaskooda

Xiriirka guurka waxaa xoojiya waxyaabo yaryar oo mararka qaar aan si toos ah loo sheegin. Halkan ka ogow 5 arrimood oo rag badan ay jecel yihiin inay ka helaan xaasaskooda.

Doon Qorrax Ku Shaqaysa Oo 3,106 Mayl Safartay

Safare Finnish ah ayaa dhammeystay safar badeed oo 3,106 mayl ah, isagoo adeegsanaya doon uu isagu dhisay oo ku shaqaysa tamarta qorraxda oo keliya, iyadoo aan loo adeegsan shidaal dhaqameed.

Waxaa Maalinba Maalinta ka dambeysa sii xoogeysaneysa Xiisada u dhaxeysa Madaxda Galmudug kadib markii xildhibaanadii Federaalka ee Cadaado tegay ay ku guuleysan waayeen xalinta xiisadaas. Shalay Gelinkii dambe kulan ay yeesheen xildhibaanada taageersan Madaxweyne ku xigeenka iyo gudoomiyaha Baarlamaanka waxa ay Magacabeen Guddiga doorashada Madaxweynaha Galmudug kaas oo ka kooban 13 xubnood iyaga oo sidoo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Waxaa Maalinba Maalinta ka dambeysa sii xoogeysaneysa Xiisada u dhaxeysa Madaxda Galmudug kadib markii xildhibaanadii Federaalka ee Cadaado tegay ay ku guuleysan waayeen xalinta xiisadaas.

Shalay Gelinkii dambe kulan ay yeesheen xildhibaanada taageersan Madaxweyne ku xigeenka iyo gudoomiyaha Baarlamaanka waxa ay Magacabeen Guddiga doorashada Madaxweynaha Galmudug kaas oo ka kooban 13 xubnood iyaga oo sidoo kale sheegay in ay xilkii ka qaadeen Xareed Cali Xareed Gudoomiye ku xigeenka Koowaad ee Barlamaanka Galmudug.

- Advertisement -

Xildhibaan Garaad Yuusuf oo ka mid ah xildhibaanada Galmudug ayaa sheegay in Guddigii ay Magacaabeen uu yahay mid Sharci ah isla markaana ay dhawaan Shaqadooda bilaabi doonaan.

Dhanka kale xalay waxaa sidoo kale kulmay Xildhibaanada kale ee taagersan Madaxweyne Xaaf kuwaas oo iyana sheegay in ay xilka ka qaadeen Madaxweyne ku xigeenka iyo gudoomiyaha Baarlamaanka isla markaana ay dhawaan Magacaabi doonaan Guddiga doorashada.

Xildhibaan Caasho Beyraq oo ka mid ah xildhibaanada Galmudug ayaa iyana waxa ay sheegtay in mooshin laga keenay labada Masuul ay soo dedejisay xilka qaadista iyo Xiisada Galmudug oo cirka iskusii shareertay.

- Advertisement -

Waxa kaloo ay sheegtay in kuwii ku shiray Cadaado aysan aheyn xildhibaano balse ay yihiin kuwa sii hurinaya xiisada Galmudug.

W/Cabduqaadir Jakaarta

Hoos Ka Dhageyso Wareysiga labada Xildhibaan

 

 

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts