HomeMaqalDhageyso:- Wasaarada Amniga oo Maanta laga sugayo in ay cadeeyso dadkii ka...

Dhageyso:- Wasaarada Amniga oo Maanta laga sugayo in ay cadeeyso dadkii ka dambeyay weerarkii ka dhacay X/Weyne

Date:

Related stories

5 Waxyaabood Oo Raggu Si Qarsoodi Ah Uga Filayaan Xaasaskooda

Xiriirka guurka waxaa xoojiya waxyaabo yaryar oo mararka qaar aan si toos ah loo sheegin. Halkan ka ogow 5 arrimood oo rag badan ay jecel yihiin inay ka helaan xaasaskooda.

Doon Qorrax Ku Shaqaysa Oo 3,106 Mayl Safartay

Safare Finnish ah ayaa dhammeystay safar badeed oo 3,106 mayl ah, isagoo adeegsanaya doon uu isagu dhisay oo ku shaqaysa tamarta qorraxda oo keliya, iyadoo aan loo adeegsan shidaal dhaqameed.

28 Bishan Balan qaadkii Wasiirka amniga Soomaaliya Maxamed Abuukar Isloow Ducaalle uu sheegay ayaa ahaa in Gacanta lagu soo dhigo dadkii 27 Bishaan degmada Xamarweyne ee gobolka Banaadir ku dilay Xogheyihii Ururka Hawenka Qaranka Soomaaliyeed iyo Wiil ay dhashay Gudoomiyaha Ururkaas. Wasiirka amniga ayaa Khamiistii sheegay in aysan marnaba suuragal aheyn in degmada Xamarweyne fal […]

- Advertisement -
- Advertisement -

28 Bishan Balan qaadkii Wasiirka amniga Soomaaliya Maxamed Abuukar Isloow Ducaalle uu sheegay ayaa ahaa in Gacanta lagu soo dhigo dadkii 27 Bishaan degmada Xamarweyne ee gobolka Banaadir ku dilay Xogheyihii Ururka Hawenka Qaranka Soomaaliyeed iyo Wiil ay dhashay Gudoomiyaha Ururkaas.

Wasiirka amniga ayaa Khamiistii sheegay in aysan marnaba suuragal aheyn in degmada Xamarweyne fal ka dhacay dadkii ka dambeeyay ay baxsadaan taas bedelkeedana dad badan ay xilka ku weyn doonaan ama isaga uu is casili doono.

- Advertisement -

Maant oo Axad ah  ayaa laamaha amniga Soomaaliya laga sugayaa in ay bulshada Soomaliyeed u soo bandhigaan waxa ay hayaan taas oo jawaab u noqoneysa hadalkii Wasiir ducaalle.

Isla khamiistii degmada Xamarweyne waxaa ka dhacay qarax Gaari loo adeegsaday kaas oo dilay ku dhawaad 10 Ruux.

Hoos Ka Dhageyso Codka Wasiirka Amniga

- Advertisement -

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts