HomeMaqalDhageyso:-Wasaarada Amniga oo Natiijo hordhac ah ka soo saartay weerarkii ka dhacay...

Dhageyso:-Wasaarada Amniga oo Natiijo hordhac ah ka soo saartay weerarkii ka dhacay Xamarweyne

Date:

Related stories

5 Waxyaabood Oo Raggu Si Qarsoodi Ah Uga Filayaan Xaasaskooda

Xiriirka guurka waxaa xoojiya waxyaabo yaryar oo mararka qaar aan si toos ah loo sheegin. Halkan ka ogow 5 arrimood oo rag badan ay jecel yihiin inay ka helaan xaasaskooda.

Doon Qorrax Ku Shaqaysa Oo 3,106 Mayl Safartay

Safare Finnish ah ayaa dhammeystay safar badeed oo 3,106 mayl ah, isagoo adeegsanaya doon uu isagu dhisay oo ku shaqaysa tamarta qorraxda oo keliya, iyadoo aan loo adeegsan shidaal dhaqameed.

Maxamed Abuukar Isloow Ducaale Wasiirka Wasaarada Amniga Soomaaliya oo Maanta Saxaafada la hadlayay ayaa soo saaray natiijo hordhac ah oo ka soo baxday toogashadii Arbacadii ka dhacday Isgoyska Fiya-Rooma ee Degmada Xamerweyne. Wasiirka Amniga Gudaha ee Xumuukada Federalka Maxamed Abuukar Isloow Ducaale ayaa soo saaray Go’aanadan :- 1-Waxaa xilalkii laga qaaday Taliyaasha Booliska iyo Nabad […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Maxamed Abuukar Isloow Ducaale Wasiirka Wasaarada Amniga Soomaaliya oo Maanta Saxaafada la hadlayay ayaa soo saaray natiijo hordhac ah oo ka soo baxday toogashadii Arbacadii ka dhacday Isgoyska Fiya-Rooma ee Degmada Xamerweyne.

Wasiirka Amniga Gudaha ee Xumuukada Federalka Maxamed Abuukar Isloow Ducaale ayaa soo saaray Go’aanadan :-

- Advertisement -

1-Waxaa xilalkii laga qaaday Taliyaasha Booliska iyo Nabad sugida ee Degmada Xamerweyne Xabsiga ayaana la dhigay.

2- Waxaa xabsiga la dhigay 12-Askari oo ku qorneed Isgoyska Fiya-Rooma iyo Iskoos kale oo ka agdhaw.

Sidoo kale Wasiirk waxa uu sheegay in weli uu socda Baaritaanka la xiriira kiiskaas dilka ah.

- Advertisement -

 

Hoos Ka Dhageyso Codka Wasiirka Amniga Soomaaliya.

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts