HomeMaqalDhageyso:-Waqtiga ay dhaceyso doorashada Madaxweynaha Galmudug oo Maanta la shaacinayo

Dhageyso:-Waqtiga ay dhaceyso doorashada Madaxweynaha Galmudug oo Maanta la shaacinayo

Date:

Related stories

5 Waxyaabood Oo Raggu Si Qarsoodi Ah Uga Filayaan Xaasaskooda

Xiriirka guurka waxaa xoojiya waxyaabo yaryar oo mararka qaar aan si toos ah loo sheegin. Halkan ka ogow 5 arrimood oo rag badan ay jecel yihiin inay ka helaan xaasaskooda.

Doon Qorrax Ku Shaqaysa Oo 3,106 Mayl Safartay

Safare Finnish ah ayaa dhammeystay safar badeed oo 3,106 mayl ah, isagoo adeegsanaya doon uu isagu dhisay oo ku shaqaysa tamarta qorraxda oo keliya, iyadoo aan loo adeegsan shidaal dhaqameed.

Xildhibaanadii horay u sheegay in ay xilkii ka qaadeen Madaxweynaha Maamulka Galmudug ayaa hataan waxa ay Magaalada Cadaado ku leeyihiin kulan xasaasi ah kaas oo looga hadlayo sidii ay u dhici laheyd doorashada Madaxweynaha Maamulka Galmudug. Farxiyo Cabdullaahi Sheekhdoon oo ka mid h Xubnaha Baarlamaanka Galmudug ayaa Dalsan u sheegtay in Gudigii doorashada ee shalay […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Xildhibaanadii horay u sheegay in ay xilkii ka qaadeen Madaxweynaha Maamulka Galmudug ayaa hataan waxa ay Magaalada Cadaado ku leeyihiin kulan xasaasi ah kaas oo looga hadlayo sidii ay u dhici laheyd doorashada Madaxweynaha Maamulka Galmudug.

Farxiyo Cabdullaahi Sheekhdoon oo ka mid h Xubnaha Baarlamaanka Galmudug ayaa Dalsan u sheegtay in Gudigii doorashada ee shalay lagu dhawaaqay ay Maanta dooran doonaan Guddoonka gudigaas.

- Advertisement -

Sidoo kale waxa ay sheegtay in intaasi kadib laguda geli doono sidii loo shaacin lahaa Waqtiga ay dhaceyso doorashada Madaxweynaha Maamulka Galmudug,iyada oo raja wanagsan ka muujisay in sidii loogu talo galay ay doorashadaas ku dhacdo.

Kulanka ayaa weli ka socda Cadaado, waxana wixii ka soo baxa aan didinku soo gudbin doonaa radiodalsan.com

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts