HomeMaqalDhageyso:-Wasiirka Amniga”Waxaan baadi goob ku heynaa Madbacado diiday amarka dowladda”

Dhageyso:-Wasiirka Amniga”Waxaan baadi goob ku heynaa Madbacado diiday amarka dowladda”

Date:

Related stories

Cabinet Officials Brace to Relinquish Kenyan Passports After Presidential Ultimatum

A mounting cohort of senior Somali government ministers is...

Cabinet officials brace to relinquish Kenyan passports after presidential ultimatum

A mounting cohort of senior Somali government ministers is...

Israel oo heshiis UN la gashay si loo raro 16,250 oo muhaajiriin ah

Israel oo heshiis UNHCR la gashay si 16,250 muhaajiriin ah loo raro dalalka Galbeedka. Qorshihii soo celinta Afrika waa la baabi'iyay, waxaana la oggolaaday in dadka hadhay ay sii joogaan 5 sano.

Todd Blanche Officially Scraps $1.8B ‘Anti-Weaponization’ Fund

Acting AG Todd Blanche officially rescinds the $1.8B 'anti-weaponization' fund, clearing the path for his confirmation after a standoff with Sens. Cornyn and Tillis.

Blanche Oo Baabi’iyay Sanduuqii $1.8 Bilyan

Agaasimaha Hawlaha ee Wasaaradda Caddaaladda Todd Blanche ayaa si rasmi ah u baabi'iyay sanduuqa $1.8 bilyan,

Maxamed Abuukar Isloow Ducaale Wasiirka Wasaarada Amniga Gudaha Soomaaliya oo Saxaafada kula hadlayay Gudaha Magalad Muqdisho ayaa sheegay in mrnaba aysan macquul aheyn qaraxyada iyo dilalka ka dhaca Magaalada Muqdisho. Sidoo kale Wasiirka ayaa sheegay in ay jiraan Madbacado daabaca Warqado digniin ah isla markaana Al-Shabaab qaata amarkooda balse diida Warqadaha ay dowladdu u baahan […]

- Advertisement -

Maxamed Abuukar Isloow Ducaale Wasiirka Wasaarada Amniga Gudaha Soomaaliya oo Saxaafada kula hadlayay Gudaha Magalad Muqdisho ayaa sheegay in mrnaba aysan macquul aheyn qaraxyada iyo dilalka ka dhaca Magaalada Muqdisho.

Sidoo kale Wasiirka ayaa sheegay in ay jiraan Madbacado daabaca Warqado digniin ah isla markaana Al-Shabaab qaata amarkooda balse diida Warqadaha ay dowladdu u baahan tahay.

- Advertisement -

“Waxan la soconaa xiligii aan Golaha Wasiirada horgeynayay Sharciga la dagaalanka Argagxisada in ay jireen Madbacado qaarkood in Warqadihii ay diideen in ay daabacaan iyaga oo sheegay in ay cabsanayaan, anaga kama yeeleyno hadalkaas runtii waan ku daba joognaa waana soo qaban doonaa ayuu yiri Wasiirka.

Hoos Ka Dhageyso Codka Wasiirka Amniga

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories