HomeCaalamkaMaraykanka oo QM ka codsaday in la xayiro Hantida Hoggaamiyaha Waqooyiga Kuuriya

Maraykanka oo QM ka codsaday in la xayiro Hantida Hoggaamiyaha Waqooyiga Kuuriya

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Qoraal qabyo ah oo ay Dowladda Maraykanka u dirtay Golaha Ammaanka ee QM ayey ku sheegtay in la xayiro Hantida Hoggaamiyaha Waqooyiga Kuurya, Kim Jong Un iyo in cunaqabatayn lagu soo rogo Shidaalka iyo Dharka laga soo dhoofiyo dalkaasi. Qoraalkan Qabyada ayaa soo baxay 2-maalin kadib, markii ay Danjiraha Maraykanka u jooga QM, Niki Haaley […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Qoraal qabyo ah oo ay Dowladda Maraykanka u dirtay Golaha Ammaanka ee QM ayey ku sheegtay in la xayiro Hantida Hoggaamiyaha Waqooyiga Kuurya, Kim Jong Un iyo in cunaqabatayn lagu soo rogo Shidaalka iyo Dharka laga soo dhoofiyo dalkaasi.

Qoraalkan Qabyada ayaa soo baxay 2-maalin kadib, markii ay Danjiraha Maraykanka u jooga QM, Niki Haaley ku baaqday in Tallaabadda ugu xiooggan laga qaado Dowladda Waqooyiga Kuurya oo dhawaan tijaabisay Haydarojiin Bam.

- Advertisement -

15-ka xubnood ee Golahaasi ayaa la filayaa inay bishan September 11-da u codeyn doonaan Cunaqabatayn cusub ee ka dhanka ah  Waqooyiga Kuurya.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts