HomeCaalamkaRagga ka Yar 50 Sano oo Laga Mamnuucay Masjidka Al-Aqsa

Ragga ka Yar 50 Sano oo Laga Mamnuucay Masjidka Al-Aqsa

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Booliiska Israel ayaa ragga muslimiinta ah ee da’doodu ka yar tahay 50 sano jirka ka mamnuucay inay maanta salaadda jimcaha ku tukadaan masjidka barakeysan ee Al-Aqsa. Saraakiisha ayaa sheegay inay filayaan dibad baxyo ballaaran oo maanta ka dhaca masjidka, oo dhowaan booliiska ay ku dhejiyeen qalabka dadka la dhex marsiiyo ee amni, kadib markii laba […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Booliiska Israel ayaa ragga muslimiinta ah ee da’doodu ka yar tahay 50 sano jirka ka mamnuucay inay maanta salaadda jimcaha ku tukadaan masjidka barakeysan ee Al-Aqsa.

Saraakiisha ayaa sheegay inay filayaan dibad baxyo ballaaran oo maanta ka dhaca masjidka, oo dhowaan booliiska ay ku dhejiyeen qalabka dadka la dhex marsiiyo ee amni, kadib markii laba sarkaal oo booliis ah lagu dilay weerar ay fliyeen rag hubeysan oo carab ah.

- Advertisement -

Afhayeen u hadlay booliiska Israel, Mickey Rosenfeld ayaa sheegay in ciidamo xoojin ah lagu daadgureeyey hareeraha dhismaha barakeysan.

Bayaan kasoo baxay booliiska ayaa lagu yiri “Gelitaanka dhismaha barakeysan waxaa lagu xadidi doonaa ragga jira 50 sano iyo wixii ka weyn. Sidoo kale dhammaan haweenka oo idil waa u fasax”.

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts