HomeMaqalDhageyso:-Xildhibaan Maxkamada Sare u gudbiyay Dacwad ka dhan ah Madaxweynaha Maamulka...

Dhageyso:-Xildhibaan Maxkamada Sare u gudbiyay Dacwad ka dhan ah Madaxweynaha Maamulka Jubbaland

Date:

Related stories

5 Waxyaabood Oo Raggu Si Qarsoodi Ah Uga Filayaan Xaasaskooda

Xiriirka guurka waxaa xoojiya waxyaabo yaryar oo mararka qaar aan si toos ah loo sheegin. Halkan ka ogow 5 arrimood oo rag badan ay jecel yihiin inay ka helaan xaasaskooda.

Doon Qorrax Ku Shaqaysa Oo 3,106 Mayl Safartay

Safare Finnish ah ayaa dhammeystay safar badeed oo 3,106 mayl ah, isagoo adeegsanaya doon uu isagu dhisay oo ku shaqaysa tamarta qorraxda oo keliya, iyadoo aan loo adeegsan shidaal dhaqameed.

Xildhibaan Maxamed Cali Yuusuf oo ka mid ah Xildhibaanada Maamulka Jubbaland kana mid ahaa labadii Xildhibaan ee laga musaafuriyay Magaalada kismaayo ayaa ka hadlay Qorshaha u degsan maadaama weli uu ku sugan yahay Magaalada Muqdisho. Xildhibaanka oo Wareysi siiyay Radio Dalsan Muqdisho isagoo ku sugan Magaalada Muqdisho ayaa sheegay  in Xildhibaanada Jubbaland ay jiraan mudo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Xildhibaan Maxamed Cali Yuusuf oo ka mid ah Xildhibaanada Maamulka Jubbaland kana mid ahaa labadii Xildhibaan ee laga musaafuriyay Magaalada kismaayo ayaa ka hadlay Qorshaha u degsan maadaama weli uu ku sugan yahay Magaalada Muqdisho.

Xildhibaanka oo Wareysi siiyay Radio Dalsan Muqdisho isagoo ku sugan Magaalada Muqdisho ayaa sheegay  in Xildhibaanada Jubbaland ay jiraan mudo laba Sano ah islamarkaana aysan jirin wax ay ay u qabteen Bulshada Reer Jubbaland.

- Advertisement -

Waxa uu sheegay in sababaha ugu weyn ee looga hor istaagay in uu ka hadlo dhaliilaha Jubbaland ay tahay in uu doonayay in uu soo bandhigo dhibaatooyinka iyo waxqabad la’aanta ka jirta Jubbaland.

Sidoo kale waxa uu hadalkiisa intaas ku daray Dastuurka Jubbaland aysan jirin meel ay kaga taalo in Xildhibaankii ka horyimaada Madaxda Jubbaland in la sheego in lagala laabto kalsoonida.

Ugu dabeen waxa uu sheegay in uu Maxkamada Sare ee dalka uu u gudbiyay Dacwad ka dhan ah Madaxweynaha Maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam(Axmed Madoobe) islamarkaana uu jawaab ka sugayo.

- Advertisement -

Hoos Ka Dhageyso Codka

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts