HomeMaqalDhageyso:-Ciidamada Puntland oo lagu eedeeyay dhaca Geel ay la haayeen dad Shacab...

Dhageyso:-Ciidamada Puntland oo lagu eedeeyay dhaca Geel ay la haayeen dad Shacab ah

Date:

Related stories

5 Waxyaabood Oo Raggu Si Qarsoodi Ah Uga Filayaan Xaasaskooda

Xiriirka guurka waxaa xoojiya waxyaabo yaryar oo mararka qaar aan si toos ah loo sheegin. Halkan ka ogow 5 arrimood oo rag badan ay jecel yihiin inay ka helaan xaasaskooda.

Doon Qorrax Ku Shaqaysa Oo 3,106 Mayl Safartay

Safare Finnish ah ayaa dhammeystay safar badeed oo 3,106 mayl ah, isagoo adeegsanaya doon uu isagu dhisay oo ku shaqaysa tamarta qorraxda oo keliya, iyadoo aan loo adeegsan shidaal dhaqameed.

Ciidamo ka tirsan kuwa Maamul Goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland ayaa lagu eedeeyay inay sibareer ah u weerareen dad Xoolo dhaqato ah oo ku noolaa deegaan u dhaxeeya deegaanada Godad iyo Jeexdin ee Gobobolka Mudug. Gudoomiye ku xigeenka Gobolka Mudug ee Maamulka Galmudug Axmed Shire Qoodaar oo Wareysi gaar ah siiyay Radio Dalsan Xarunta Muqdisho ayaa […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ciidamo ka tirsan kuwa Maamul Goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland ayaa lagu eedeeyay inay sibareer ah u weerareen dad Xoolo dhaqato ah oo ku noolaa deegaan u dhaxeeya deegaanada Godad iyo Jeexdin ee Gobobolka Mudug.

Gudoomiye ku xigeenka Gobolka Mudug ee Maamulka Galmudug Axmed Shire Qoodaar oo Wareysi gaar ah siiyay Radio Dalsan Xarunta Muqdisho ayaa waxa uu sheegay in Ciidamada Puntland ay dhaceen Geel ay lahaayeen Dad Shacab ah islamarkaana ay dileen mid ka mid ah dadkii lahaa Geelaas.

- Advertisement -

Waxa uu sheegay in weerarkaas loo adeegsaday laba Gaari oo kuwa dagaalka ah ee loo yaqaano Cabdi Bilaha ah taasina ay tahay dhibaato Culus.

Sidoo kale waxa uu hadalkiisa intaas ku daray in tani ay dhaawaceyso heshiiskii la gaaray 9, Bishii la soo dhaafay ee Jun kaas oo  loo fadhiyay mudadii u dhaxeysay 9/6/201 ilaa 29 Bishaas sida uu hadalka u dhigay.

Hoos Ka Dhageyso Codka

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts