HomeMaqalDhageyso:-Lacag Waan heysanaa balse Waan ka Qadeeynaa”Shacabka  Gaalkacyo”

Dhageyso:-Lacag Waan heysanaa balse Waan ka Qadeeynaa”Shacabka  Gaalkacyo”

Date:

Related stories

5 Waxyaabood Oo Raggu Si Qarsoodi Ah Uga Filayaan Xaasaskooda

Xiriirka guurka waxaa xoojiya waxyaabo yaryar oo mararka qaar aan si toos ah loo sheegin. Halkan ka ogow 5 arrimood oo rag badan ay jecel yihiin inay ka helaan xaasaskooda.

Doon Qorrax Ku Shaqaysa Oo 3,106 Mayl Safartay

Safare Finnish ah ayaa dhammeystay safar badeed oo 3,106 mayl ah, isagoo adeegsanaya doon uu isagu dhisay oo ku shaqaysa tamarta qorraxda oo keliya, iyadoo aan loo adeegsan shidaal dhaqameed.

Shacabka ku nool Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug ayaa ka walaacsan sameynta uu ku yeeshay diidmada Lacagta Shilinka Soomaaliga oo Ganacsatada ay diideen in wax looga iibsado. Qaar ka mid ah Shacabka Magaalada Gaalkacyo oo Warbahinta kula hadlayay Magaaalda Gaalkacyo ayaa waxa ay sheegeen in ay d uga xun yihiin diidmada Shilinka Soomaaliga oo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Shacabka ku nool Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug ayaa ka walaacsan sameynta uu ku yeeshay diidmada Lacagta Shilinka Soomaaliga oo Ganacsatada ay diideen in wax looga iibsado.

Qaar ka mid ah Shacabka Magaalada Gaalkacyo oo Warbahinta kula hadlayay Magaaalda Gaalkacyo ayaa waxa ay sheegeen in ay d uga xun yihiin diidmada Shilinka Soomaaliga oo ay sameynayaan Ganacsatada.

- Advertisement -

Waxa ay sheegeen in hadii ay doonayaan in ay wax ka iibsadaan Suuqayada Magaalada Gaalkacyo ay dhaceyso in hadii ay Suuqa la tagan lacag dhan 100 loo sheegayo in lcag dhan ama ku dhow 80 in ay Feelso tahay taas oo keentay in dadka qar ay ka qadaan lacagtooda.

Ugu dambeen waxa ay ugu baaqeen maamulka Gobolka Mudug in ay arintan faraha la soo galan islamarkaana ay wax k qabtan.

Hoos Ka Dhageyso Codka Shacabka

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts