HomeMaqalDhageyso:-Kulan Xasaasi ah oo dhex maray Gudoomiye Jawaari iyo Xildhibaanada

Dhageyso:-Kulan Xasaasi ah oo dhex maray Gudoomiye Jawaari iyo Xildhibaanada

Date:

Related stories

5 Waxyaabood Oo Raggu Si Qarsoodi Ah Uga Filayaan Xaasaskooda

Xiriirka guurka waxaa xoojiya waxyaabo yaryar oo mararka qaar aan si toos ah loo sheegin. Halkan ka ogow 5 arrimood oo rag badan ay jecel yihiin inay ka helaan xaasaskooda.

Doon Qorrax Ku Shaqaysa Oo 3,106 Mayl Safartay

Safare Finnish ah ayaa dhammeystay safar badeed oo 3,106 mayl ah, isagoo adeegsanaya doon uu isagu dhisay oo ku shaqaysa tamarta qorraxda oo keliya, iyadoo aan loo adeegsan shidaal dhaqameed.

Gudoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari,oo shalay soo gaaray Magaalada muqdisho ayaa xalay kulan la qaatay xildhibaanada laabda Golle ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya. Mudane Jawaari,ayaa Xildhibaanada la yeeshay kulan xog Wareysi ah,waxana sidoo kale uu kala hadlay Shaqooyinka adag ee Horyaalla Xubnaha Golaha Shacabka. Xogheyaha guud ee Baarlamaanka Cabdikariin Buux,oo kulanka kadib Saxaafada […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Gudoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari,oo shalay soo gaaray Magaalada muqdisho ayaa xalay kulan la qaatay xildhibaanada laabda Golle ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.

Mudane Jawaari,ayaa Xildhibaanada la yeeshay kulan xog Wareysi ah,waxana sidoo kale uu kala hadlay Shaqooyinka adag ee Horyaalla Xubnaha Golaha Shacabka.

- Advertisement -

Xogheyaha guud ee Baarlamaanka Cabdikariin Buux,oo kulanka kadib Saxaafada la hadlay ayaa waxa uu sheegay in Maalinta Berito ah oo ku beegan 8/7/2017 uu Muqdisho ka furmi doono kulanka Baarlamaanka Soomaaliya islamarkaana Bulshada Soomaaliyeed ay si toos ah ugala socon doonaan Tv-yada.

Maxamed Cabdullaahi Farmaajo,Madaxweynaha Soomaaliya ayaa la filayaa in kulanka Baarlamaanka uu Maalinta Berito ah furo,sida uu qabo dastuurka dalka.

Hoos Ka Dhageyso Codka Xogheyaha

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts