HomeCiyaarahaGudoomiyihii Sportiga Degmada Wadajir oo geeriyooday

Gudoomiyihii Sportiga Degmada Wadajir oo geeriyooday

Date:

Related stories

Sababta Arsenal iyo Manchester City looga saaray Wembley

Arsenal iyo Manchester City ayaa Community Shield-ka 2026 ku ciyaaraya Cardiff halkii Wembley, iyadoo la shaaciyay sababta kulanka looga wareejiyay garoonka caanka ah ee London.

Garsoore Cumar Cartan oo taariikh ka sameynaya UEFA Super Cup

Garsooraha Soomaaliyeed Cumar Cabduqaadir Cartan ayaa maanta garsooraya UEFA Super Cup-ka u dhexeeya Paris Saint-Germain iyo Aston Villa,

Japan Oo Rajo Cusub U Abuurtay Dadka somalida Ilkaha Waayay si loogu abuuro ilko cusub

Cilmi-baarayaal Japan ah ayaa bilaabay tijaabooyin bini'aadam oo ku saabsan daawo loogu talagalay in dadka ka caawiso inay si dabiici ah u koraan ilko cusub,

Allaha u naxariistee waxaa Magaalada Muqdisho ku geeriyooday Marxuum Maxamed Catoosh (macalimu) oo ahaa Gudoomiyaha Sportiga degmada Wadajir ee gobolka Banaadir. Marxuumka ayaa dhawaan ku dhaawacmay Qaraxii Ismaadaaminta ahaa ee ka dhacay Xarunta Maamulka degmada Wadajir kaas oo dadkaloo badan ay ku geeriyoodeen. Isbitaalka Digfeer ee Magaalada muqdisho ayaa tan iyo talaadadii lagu daweynayay balse ugu […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Allaha u naxariistee waxaa Magaalada Muqdisho ku geeriyooday Marxuum Maxamed Catoosh (macalimu) oo ahaa Gudoomiyaha Sportiga degmada Wadajir ee gobolka Banaadir.

Marxuumka ayaa dhawaan ku dhaawacmay Qaraxii Ismaadaaminta ahaa ee ka dhacay Xarunta Maamulka degmada Wadajir kaas oo dadkaloo badan ay ku geeriyoodeen.

- Advertisement -

Isbitaalka Digfeer ee Magaalada muqdisho ayaa tan iyo talaadadii lagu daweynayay balse ugu dambeen gelinkii dambe ee Maanta ayuu ku dhex geerityooday Isbitaalka Digfeer.

Marxuumka ayaa ka mid ahaa dhalinyarada ugu firfircoon degmda Wadajir waxa uuna siweyn u jeclaa Gacantana uu ku  haayay Sportiga degmada Wadajir,iyada oo dhalinyarada ku nool degmooyinka Wadajir iyo Dharkeenleey ay si aad ah u yaqaaneen.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts