HomeTagsCaalamka

Tag: caalamka

spot_imgspot_img

Nin oo meydka walaashiis bangiga u geeyay si uu u soo saaro lacagteeda

Nin meydka walaashiis oo afar bilood ku jiray qabriga soo saaray Nin ayaa maanta ka kala soo baxay qabrigii uu ku aasnaa meydka walaashiis oo...

IGAD iyo Norway oo iska kaashanaya nabadda iyo xasilloonida

IGAD iyo Norway oo xoojiyay iskaashiga nabadda gobolka Jabuuti – Maanta, ku simaha Xoghayaha Guud ee IGAD, Mudane Maxamed Cabdi Ware, ayaa ku qaabilay safiirka Norway...

Weerar culus oo ka dhacay caasimadda Mali, xaalad jahawareer ah oo ka taagan hoggaanka militariga

Weerar culus oo ka dhacay caasimadda Mali, xaalad jahawareer ah oo ka taagan hoggaanka militariga

Weerar cusub oo ISIS ku qaaday macdan dahab ah oo ku taalla Congo

Weerar cusub oo ISIS ku qaaday macdan dahab ah oo ku taalla Congo Kooxda Islamic State Central Africa Province ayaa weerar ku qaaday macdan dahab...

Koonfur Afrika oo Ciidan Milatari u Dirtay Gobollo Dambiyo Ka Sii Kordhayaan.

Madaxweyne Ramaphosa ayaa milatariga u diray inay booliska ka caawiyaan la dagaallanka dambiyada.

Nin hubeysan oo dhexgalay munaasabaddii Trump iyo White House.

Donald Trump oo si degdeg ah looga saaray Aqalka Cad ka dib markii rasaas laga maqlay xaflad weyn.

Turkiga oo ka dhabeynaya ballantii: Ciidamada Soomaaliya oo helaya garab cusub oo toos ah.

Turkiga oo ballan-qaaday taageero toos ah oo ka dhan ah Al-Shabaab iyo Daacish.

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img