HomeWareysiyada

Wareysiyada

spot_imgspot_img

Dhageyso:Diblumaasi Talooyin ku biiriyay Dacwada Bada...

kadib markii dhawaan Dowlada Federaalka Somalia ay sheegtay in dhawaan Maxkamada Caalamiga ah ee Heeg ay ka furmi doonto Dacwalada ka dhanka ah Dowlada...

Dhageyso;Caqabadaha hor taagan dhismaha maamulka Gobolada...

Xili is qab qabsiyada la xiriira dhismaha maamulka gobolada dhexe uu cirka ku shareermay maal mihii lasoo dhaafay ayaa Diblumaasi Somaliyeed waxa uu shaaciyay...

Dhageyso:Diblumaasi talooyin ku biiriyay shirka Garoowe.

Diblumaasi Max'uud Axmed Nuur oo Dowlada Filand kala taliya arimaha siyaasada Somalia ayaa raja wanaagsan ka muujiyay wax yaabaha kasoo bixi kara shirka ka...

Maamulka Gobalka sh/dhaxe oo faahfaahiyay howlgal...

Gudoomiye ku xigeynka dhanka Amniga ee G/sh/dhaxe Axmed faal ayaa ka warbixiyay howlgal Ciidamada Dowlada ay ka sameyeen dagmada Jowhar ee Xarunta Gobalkaasi. Halkan Ka...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img