HomeWareysiyadaDhageyso;Caqabadaha hor taagan dhismaha maamulka Gobolada dhexe oo la shaaciyay.

Dhageyso;Caqabadaha hor taagan dhismaha maamulka Gobolada dhexe oo la shaaciyay.

Date:

Related stories

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Madaxweyne Xasan oo tababar u soo xiray saraakiil

Madaxweyne Xasan Sheekh oo tababar u soo xiray saraakiil ka qalin jebiyay Dugsiga TURKSOM, isagoo ku bogaadiyay dadaalkooda iyo adkaysigooda.

Dowladda iyo Mucaaradka oo isku afgartay wadahadal

Dowladda Soomaaliya iyo mucaaradka ayaa isku raacay in la sii wado wadahallada ku saabsan hannaanka doorashooyinka, iyadoo la hiigsanayo in shacabku si toos ah uga qayb qaataan doorashooyinka.

Wasiir Soomaali oo kulan la yeeshay Bangiga Adduunka

Wasiirka Isgaarsiinta Maxamed Soomaali oo Geneva kulan la yeeshay Bangiga Adduunka, isagoo ka hadlay Qorshaha Qaran ee DPI iyo iskaashiga caalamiga ah.

Wasiir Soomaali oo Geneva ku soo bandhigay horumarka dijitaalka Soomaaliya

WSIS+20 oo ka dhacaya Geneva ma Soomaaliya ay ka mid tahay dalalka hormoodka ah?

Xili is qab qabsiyada la xiriira dhismaha maamulka gobolada dhexe uu cirka ku shareermay maal mihii lasoo dhaafay ayaa Diblumaasi Somaliyeed waxa uu shaaciyay caqabadaha hortaagan habsami u socodka shirkaas. Max’ed Max’uud Nuur Caalim oo ah la taliyaha Dowlada Filand  dhanka Arimaha Somalia oo wareysi siiyay Idaacada Dalsan waxa uu sheegay in Beesha Caalamka ay […]

- Advertisement -

Xili is qab qabsiyada la xiriira dhismaha maamulka gobolada dhexe uu cirka ku shareermay maal mihii lasoo dhaafay ayaa Diblumaasi Somaliyeed waxa uu shaaciyay caqabadaha hortaagan habsami u socodka shirkaas.

Max’ed Max’uud Nuur Caalim oo ah la taliyaha Dowlada Filand  dhanka Arimaha Somalia oo wareysi siiyay Idaacada Dalsan waxa uu sheegay in Beesha Caalamka ay ka indha laabatay dhismaha maamulkaas islamarkaana xariga loo daayay Dowlada Federaalka.

- Advertisement -

Waxa uu caabka ku dhiftay In Dowlada Somalia aynan meel marin Karin ilaa calaamka uu ku gacan siiyo.

Dhageyso wareysi.

 

Latest stories