Dalsan Editor

spot_img

Dhageyso Warka Galabnimo Radio Dalsan 13-2-2015

Dhageyso: Warka Galab Waxaan Aqrineysa Wariye fartuun Cabdi Cali

Madaxweynaha Puntland oo Tacsi U diray Madaxda iyo Shacabka Jabuuti+Warsaxafadeed

Madaxweynaha Dawladda goboleedka Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa Dawladda Jabuuti, Shacabkeeda iyo guud ahaan umadda Soomaaliyeed uga tacsiyeeyey geerida ku timid Allaha unaxariiste...

Gudoomiyaha Baarlamaanka oo Ka Tacsiyeeyay Geerida Ku Timid Dhigiisa Dalka Jabuuti

Ku simaha madaxweynaha ahna gudoomiyaha baarlamanka federaalka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa dowladda iyo shacabka Jabuuti uga tacsiyeeyay geeridii ku timid gudoomiyihii baarlamanka...

SIMHA oo Munaasabad Lagu Xusay Maalinta Raadiyaha Adduunka Maanta Ku Qabatay Muqdisho

Munaasabada oo Lagu Weyneynayay Maalinta Radiyaha Adduunka ayaa Maanta lagu qabtay Magaaladda Muqdisho. Munaasabadda Waxa soo qaban qaabiyay Daladda ay ku bahoobeen Warbaahinta Madaxa Banan...

Dhageyso:Warka Duhurnimo ee Radio Dalsan 13-2-2015 by Geesey iyo Fartuun Cabdi Cali

    Waxa Warka Akhrinaya Xasan Cali Geesey iyo Fartuun cabdi Cali

Simha oo maanta xuseysa maalinta raadiyaha aduunka.

Munaasabadan oo ay soo qaban qaabiyeen ururka simaha ayaa waxaa lagu wada in ay ka dhacdo magaalada muqdisho ee caasimada Somaliya . Gudoomiyaha ururka warbaahinta...

Hogaamiye ka tirsan Al Shabaab oo la dilay

Wakaaladda Wararka Dalka Shiinaha ee Xinhua ayaa sheegtay in Hogaamiye Sare oo ka tirsanaa Al Shabab in lagu toogtay Magaaladda Buurdhuubo ee Xadka Dalalka...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img