Dalsan Editor

Warbixin: Ban ki-Moon oo xil u Magacaabay Elwad Elman

12 August 2016 - Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Ban Ki-Moon ayaa Graeme Simpson oo udhashay dalka South Africa, u magacaabay in uu Hogaamiyo...

Duqii hore ee Magaalada Muqdisho oo Geeriyooday

Allaha u-naxariistee Axmed Muude Xuseen oo soo noqday Duqii Magaalada Muqdisho Sanadihii 1958-1963-dii, ayaa saaka ku geeryooday magaaladda Mogadishu ee caasimada soomaaliya. Marxuumka, ayaa mudooyinkii...

Xaruunrta Shirkada Amal Bank ee Magaalada Garowe oo la xiray

Madaxda Shirkada Amal Bank iyo Madaxda maamulka Puntland, ayaa maanta waxaa magaaladda Garowe uga socda kulan aan caadi aheyn, kadib markii irdaha la isgu...

Madaxweynaha Maamulka Somaliland oo isku shaandheen ku sameeyay Golihiisa wasiirada

Madaxweynaha Maamulka Somaliland Axmed Maxamed Siilaanyo, ayaa Golaha Wasiirada Maamulkiisa qaar kamid ah Xilalkii ka qaaday, kuwana isku badalay.

US Special Forces kill Al-Shabaab militants in Somalia

The United States Special Forces have killed more than 30 Al-Shabab militants including senior commanders during two separate security operations in southern Somalia in...

Ciidanka dowlada Kenya oo xabsi dhigay labo qof oo soomaali ah oo ay ugu shakisanyihiin Al Shabab

Police-ka county Isiolo ee bariga dalka kenya ayaa xabsiga dhigay, labo ruux oo soomaali ah kuwaasoo ay la xiriiriyeen waxa reer-galbeedka ay ugu yeeraan...

Saraakiil Al Shabab ka tirsan oo lagu dilay Gobolka Jubada Dhexe.

Ciidamada Gaarka ee Dowladda Mareykanka, ayaa la sheegay in ay dileen in kabadan, 30 dagaalyahano oo ka tirsan xarakada Al Shabab ee Soomaaliya oo...

Must read