Dalsan Editor

U.S. Condemns Attack on Mogadishu Beach Restaurant

The United States has strongly condemned what it termed as the senseless and brutal attack on the Banadir Beach Restaurant at Lido Beach in...

Dhegeyso: Sirdoonka Soomaaliya oo shegay iney ogaayeen weerarkii Banaadir Beach

General Gaafow ah Taliyaha Hay'adda Nabad Suggida Dowlada Federaalka Somaliya, ayaa sheegay in ay dowladda soomaaliya ay ka warqabeen in weerar uu kusoo wajahanyahay...

Dhegeyso: Gabar Ka Sheekeyneysa Qaraxii Xalay Ee Banaadir Beach

Caasho, waxaa ay u sheegtay idaacadda Dalsan, in ay dhawaan kusoo laabatay dalka, waxaa ay sidoo kale sheegtay in ay la kulantay Qarixii xalay...

10 killed in Mogadishu beach restaurant attack claimed by Al-Shabaab militants

Around 10 people have been killed after al-Shabaab militants detonated a car bomb on a seaside restaurant in Somalia's capital Mogadishu, on Thursday (25...

Dhegeyso: Warbixin ku saabdan weerarkii xalay lagu qaaday maqaayada Banaadir Beach ee Muqdishu

In kabadan 10 ruux ayaa geeryootay halkan tira intaasi kadbana ay ku dhaawacmeen, kadib weerar ay Al Shabab xalay ay ku qaadeen Baarka Banaadir...

Guddoomiyaha Degmada Baardheere iyo madaxa Amniga oo Qarax ku dhaawacmay xalay

Ku-dhowaad 11 ruux ayaa ku geeriyootay weerar bambaano oo xalay lagu weeraray magaalada Baardheere, ee gobolka Gedo ee koonfurta Soomaaliya. Dadka dhaawacmay ayaa waxaa ka...

Dhageyso:Diblumaasi Caalim oo walaac ka muujiyay dhismaha maamulka sh/dhexe iyo Hiiraan.

Maxed maxmuud nuur caalim oo ah diblumaasi somaliyeed oo ayaa wareysi uu siiyay radio dalsan ku sheegay in aysan suura gali jarin in maamul...

Must read