HomeMaqalDhageyso:-Shariif Xasan oo ka hadlay dagaalka Al-Shabaab

Dhageyso:-Shariif Xasan oo ka hadlay dagaalka Al-Shabaab

Date:

Related stories

5 Waxyaabood Oo Raggu Si Qarsoodi Ah Uga Filayaan Xaasaskooda

Xiriirka guurka waxaa xoojiya waxyaabo yaryar oo mararka qaar aan si toos ah loo sheegin. Halkan ka ogow 5 arrimood oo rag badan ay jecel yihiin inay ka helaan xaasaskooda.

Doon Qorrax Ku Shaqaysa Oo 3,106 Mayl Safartay

Safare Finnish ah ayaa dhammeystay safar badeed oo 3,106 mayl ah, isagoo adeegsanaya doon uu isagu dhisay oo ku shaqaysa tamarta qorraxda oo keliya, iyadoo aan loo adeegsan shidaal dhaqameed.

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Shariif Xsan Sheekh Aadan ayaa marka hore sheegay in Ciidamada kala duwan ee Maamulkaas aysan heysan xaquuq rasmi ah sidaas daraadeedna uu rajeynayo in dhawaan dowladda Soomaaliya iyo Caalamka ay soo taakuleeyaan. Waxa uu sigaar ah u sheegay in ciidamo laga qori doono degmooyinka Gobolka Shabeellaha Hoose si ay […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Shariif Xsan Sheekh Aadan ayaa marka hore sheegay in Ciidamada kala duwan ee Maamulkaas aysan heysan xaquuq rasmi ah sidaas daraadeedna uu rajeynayo in dhawaan dowladda Soomaaliya iyo Caalamka ay soo taakuleeyaan.

Waxa uu sigaar ah u sheegay in ciidamo laga qori doono degmooyinka Gobolka Shabeellaha Hoose si ay uga qeyb qaataan hwolaha sugida amniga Gobolkaas.

- Advertisement -

Shariifka oo hadalkiisa siwata ayaa sheegay in ay Maamulka koonfur Galbeed ka Go’an tahay in Shabaab laga saaro deegaanada Maamulkaas uu kaga sugan yihiin isla markaana ciidamada dowladda iyo kuwa Koonfur Galbeed ay u diyaarsan yihiin.

Hadalkaan ayaa Madaxweyne Shariif Xasan waxa uu sheegay xili shalay uu maalmo kadib dib ugu labtay Magaalada Baydhabo ee Xarunta gobolka Baay.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts