HomeMaqalDhageyso:-Soomaaliland oo Maamulka Khaatuma kala wareegtay 200 oo Askari+Sawirro

Dhageyso:-Soomaaliland oo Maamulka Khaatuma kala wareegtay 200 oo Askari+Sawirro

Date:

Related stories

5 Waxyaabood Oo Raggu Si Qarsoodi Ah Uga Filayaan Xaasaskooda

Xiriirka guurka waxaa xoojiya waxyaabo yaryar oo mararka qaar aan si toos ah loo sheegin. Halkan ka ogow 5 arrimood oo rag badan ay jecel yihiin inay ka helaan xaasaskooda.

Doon Qorrax Ku Shaqaysa Oo 3,106 Mayl Safartay

Safare Finnish ah ayaa dhammeystay safar badeed oo 3,106 mayl ah, isagoo adeegsanaya doon uu isagu dhisay oo ku shaqaysa tamarta qorraxda oo keliya, iyadoo aan loo adeegsan shidaal dhaqameed.

Degmada Balicad ee Gobolka  Cayn waxaa lagu wareejiyey 200 oo Askari kuwaasi oo ahaa Ciidanka Khaatumo balse xiligan wixii ka dambeeya ka mid noqon doona Ciidamada Maamulka Soomaalilnd. Munasabad Ciidanka lagu Wareejinayey Waxaa ku sugnaa Wasiirka Amniga Khaatumo Keyse Cabdi Yusuf Wasiirka Warfaafinta Khaatumo Axmed Xaaji Cali iyo Masuuliyiin kale. Masuuliyiin kale oo Katirsan Maamulka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Degmada Balicad ee Gobolka  Cayn waxaa lagu wareejiyey 200 oo Askari kuwaasi oo ahaa Ciidanka Khaatumo balse xiligan wixii ka dambeeya ka mid noqon doona Ciidamada Maamulka Soomaalilnd.

Munasabad Ciidanka lagu Wareejinayey Waxaa ku sugnaa Wasiirka Amniga Khaatumo Keyse Cabdi Yusuf Wasiirka Warfaafinta Khaatumo Axmed Xaaji Cali iyo Masuuliyiin kale.

- Advertisement -

Masuuliyiin kale oo Katirsan Maamulka Khaatumo Taliyihii Ciidanka Lagu Wareejinayey Aaga Widhwidh Gaanshale Sare C/llaahi Dheere Saraakiil  ka tirsan Ciidanka Iyo Waxgaradka Deganakaasi Balicad ayaa dhammaan soo dhaweeyay tallaabadan lagu wareejiyay Ciidamada.

Wasiirka Amniga Khaatumo Keyse Cabdi Yusuf  ayaa Ciidanka Wareejiyey Isagoona sheegay In y ka mid tahay Qadobadii ay ku Heshiiyeen Soomaliland iyo Khaatuma ugu dambeyna uu noqday mid fula.

Hoos Ka Dhageyso Codka Kana Daawo Sawirrada.

- Advertisement -

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts