HomeMaqalDhageyso:-Taliska Xoogga dalka oo ka digay dagaalo ka dhaca Gaalkacyo

Dhageyso:-Taliska Xoogga dalka oo ka digay dagaalo ka dhaca Gaalkacyo

Date:

Related stories

Mucaaradka iyo Safiirka Turkiga oo ku shiraya hoyga Shariif Sheekh Axmed

Safiirka Turkiga iyo hoggaamiyeyaasha mucaaradka oo ku shiraya hoyga Sheekh Shariif.

Xog: Maxay tahay xarunta cusub ee ‘Halmeel’ ee maanta Golaha Wasiirradu ansixiyeen?

Golaha Wasiirrada oo ansixiyey dhismaha xarunta adeegga mideysan ee "Halmeel".

Kuleylkii oo laga nastay: Roobka maanta ka da’ay Muqdisho oo dadku ku diirsadeen.

Dadweynaha oo si weyn u soo dhaweeyay nafiskan ka dib kulaylkii jiray.

Turkiga oo ka dhabeynaya ballantii: Ciidamada Soomaaliya oo helaya garab cusub oo toos ah.

Turkiga oo ballan-qaaday taageero toos ah oo ka dhan ah Al-Shabaab iyo Daacish.

Xog: Sirdoonka qaranka oo fashiliyay shirqool weyn oo ka dhacay Shabeellaha Dhexe.

Hay’adda NISA oo kaashanaysa saaxiibada caalamiga ah ayaa howlgal dhabbagal ah ka fulisay Shabeellaha Dhexe.

Taliska Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed gaar ahaan qeybta 21 ee ka howlgala Gobolada dhexe ee Soomaaliya ayaa ka hadlay Howlgalo Ciidamada ka sameeyeen Magaalada Gaalkacyo ee Xaruunta Gobolka Mudug.

Taliyaha qaybta 21 aad ee Ciidanka Xoogga Dalka General Cabdulaahi Aadan Xuseen oo la hadlay Warbaahinta ayaa  sheegay in Ciidamada Xoogga Dalka Sooomaaliyeed ku guulaysteen in ay kala qaadaan maleeshiyaad ka kala tirsan Maamulada Galmudug iyo Puntland oo ku Dagaalamay Suuqa Magaalada Gaalkacyo ee Xaruunta Gobolkaasi.

Taliye Cabdulaahi Aadan ayaa sheegay in aan loo dulqaadan karin in Magaalada Gaalkacyo Dagaal ku dhexe maro dadka walaalaha ah Ciidamada Xoogguna tilaabo ka qadi daan cid kasta oo loo arko in ay Amniga wax u dhibayso.

Ugu dambeyn waxa uu uga digay maleeshiyadkii horay u dagaalamay in ay markale iskudyaan in ay colaad ka abuuraan Magaalada Gaalkcyo.

Hoos Ka Dhageyso Codka Taliyaha.

 

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories