HomeMaqalDhageyso:-Gudoomiye Taabit oo ku dhawaaqay Shirweyne Nabadeyn ah+Sawirro

Dhageyso:-Gudoomiye Taabit oo ku dhawaaqay Shirweyne Nabadeyn ah+Sawirro

Date:

Related stories

5 Waxyaabood Oo Raggu Si Qarsoodi Ah Uga Filayaan Xaasaskooda

Xiriirka guurka waxaa xoojiya waxyaabo yaryar oo mararka qaar aan si toos ah loo sheegin. Halkan ka ogow 5 arrimood oo rag badan ay jecel yihiin inay ka helaan xaasaskooda.

Doon Qorrax Ku Shaqaysa Oo 3,106 Mayl Safartay

Safare Finnish ah ayaa dhammeystay safar badeed oo 3,106 mayl ah, isagoo adeegsanaya doon uu isagu dhisay oo ku shaqaysa tamarta qorraxda oo keliya, iyadoo aan loo adeegsan shidaal dhaqameed.

Gudoomiyaha Gobolka Benaadir ahna Duqa Caasimadda Muqdisho Mudane Thaabit Cabdi Maxamed ayaa Maanta ka furay Degmada kaxda ee Gobolka Benaadir Barnaamijka Deresenta iyo Amniga. Duqa Caasimadda Muqdisho ayaa sheegay in Maamulka Gobolka Benaadir uu Qaban Doono Shirka Wada Tashiga Nabadeenta iyo Hormarinta Gobolka Benaadir oo Dhici doono 7da Janaayo 2018. Sidoo kale Guddoomiyaha ayaa dhagax dhigay […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Gudoomiyaha Gobolka Benaadir ahna Duqa Caasimadda Muqdisho Mudane Thaabit Cabdi Maxamed ayaa Maanta ka furay Degmada kaxda ee Gobolka Benaadir Barnaamijka Deresenta iyo Amniga.

Duqa Caasimadda Muqdisho ayaa sheegay in Maamulka Gobolka Benaadir uu Qaban Doono Shirka Wada Tashiga Nabadeenta iyo Hormarinta Gobolka Benaadir oo Dhici doono 7da Janaayo 2018.

- Advertisement -

Sidoo kale Guddoomiyaha ayaa dhagax dhigay Saldhiga Degmada Kaxda ee Gobolka Banaadir, iyadoo shacabka ku dhaqan degmada ay soo dhaweeyeen Saldhigan oo waxyaabo badan ka tari doono amniga.

Gudoomiyaha Gobolka Benaadir ahna Duqa Caasimadda Muqdisho ayaa ugu Baaqay Bulshada Kunool Degmada Kaxda in ay ka shaqeeyaan is Dhaxgalka Bulshada iyo Amniga.

 Hoos Ka Dhgeyso Codka kana Daawo Sawirrada.

- Advertisement -

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts