HomeMaqalDhageyso:-Afar Xisbi Siyaasadeed oo Dowladda uga digay in Ciidanka Qaranka u adeegsadaan...

Dhageyso:-Afar Xisbi Siyaasadeed oo Dowladda uga digay in Ciidanka Qaranka u adeegsadaan Siyaasiyiinta Mucaaradka

Date:

Related stories

5 Waxyaabood Oo Raggu Si Qarsoodi Ah Uga Filayaan Xaasaskooda

Xiriirka guurka waxaa xoojiya waxyaabo yaryar oo mararka qaar aan si toos ah loo sheegin. Halkan ka ogow 5 arrimood oo rag badan ay jecel yihiin inay ka helaan xaasaskooda.

Doon Qorrax Ku Shaqaysa Oo 3,106 Mayl Safartay

Safare Finnish ah ayaa dhammeystay safar badeed oo 3,106 mayl ah, isagoo adeegsanaya doon uu isagu dhisay oo ku shaqaysa tamarta qorraxda oo keliya, iyadoo aan loo adeegsan shidaal dhaqameed.

Maanta ayaa Muqdisho shir Jaraa’id oo ay Warbaahinta ugu qabteen Afar Xisbi Sayaasadeed ayaa waxa ay kaga hadleen xaalada Siyaasadeed ee dalka weerarkii Hoyga Cabdiraxmaan Cabdi Shakuur iyo Arrimo kale. Xisbiyadaan ayaa kala ahaa Madasha Horu-socod, Daljir, Wadajir iyo Kulan,waxaana qodobadii ugu muhiimsanaa ay ka hadleyn ay ka mid ahaayeen weerarkii iyo Xarigii Siyaasiga Cabdiraxmaan […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Maanta ayaa Muqdisho shir Jaraa’id oo ay Warbaahinta ugu qabteen Afar Xisbi Sayaasadeed ayaa waxa ay kaga hadleen xaalada Siyaasadeed ee dalka weerarkii Hoyga Cabdiraxmaan Cabdi Shakuur iyo Arrimo kale.

Xisbiyadaan ayaa kala ahaa Madasha Horu-socod, Daljir, Wadajir iyo Kulan,waxaana qodobadii ugu muhiimsanaa ay ka hadleyn ay ka mid ahaayeen weerarkii iyo Xarigii Siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdi Shakuur oo ka mid ah Madaxda Xisbiga Wadajir iyo baaq ay u direen Madaxda ugu sareysa dalka.

- Advertisement -

Gudoomiyaha Xisbiga Wadajir  Kamaal Guutaale oo Warbaahinta u Akhriyay War-Saxaafadeed ay Xisbiyadu soo saareen ayaa sheegay in madaxda dalka looga digayo in Ciidamada Qaranka ay u adeegsadaan Siyaasiyiinta mucaaradka ah iyo in Xeer ilaalinta Qaranka iyo Hay’addaha Garsoorka dalka  howlo Siyaasadeed oo looga aargoosanayo howlo dadka ra’iyaga qaba taas oo meesha ka saareysa kalsoonidii lagu qabaty Hay’addaha dowladda.

Dhinaca kale Cabdullaahi Maxamed Nuur oo ka mid ah Baarlamaanka Soomaaliya ayaa isna sheegay in Villa Soomaaliya ay aaminto hadii laga aragti duwan yahay in ay dadka disho ama ay xirto, taasina ay tahay wax laga xumaado Shacabka Soomaaliyeed iyo Siyaasiyiintaba aysan aqbali karin.

Hoos Ka Dhageyso Codadka.

- Advertisement -

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts