HomeMaqalDhageyso:-Ciidamada dowladda oo weerar ku ah tuulooyin Shabaab ka joogaan D/Qoryooleey

Dhageyso:-Ciidamada dowladda oo weerar ku ah tuulooyin Shabaab ka joogaan D/Qoryooleey

Date:

Related stories

5 Waxyaabood Oo Raggu Si Qarsoodi Ah Uga Filayaan Xaasaskooda

Xiriirka guurka waxaa xoojiya waxyaabo yaryar oo mararka qaar aan si toos ah loo sheegin. Halkan ka ogow 5 arrimood oo rag badan ay jecel yihiin inay ka helaan xaasaskooda.

Doon Qorrax Ku Shaqaysa Oo 3,106 Mayl Safartay

Safare Finnish ah ayaa dhammeystay safar badeed oo 3,106 mayl ah, isagoo adeegsanaya doon uu isagu dhisay oo ku shaqaysa tamarta qorraxda oo keliya, iyadoo aan loo adeegsan shidaal dhaqameed.

Taliska Guud ee Booliiska degmada Qoryooleey ee gobolka Shabeellaha Hoose ayaa faah faahin ka bixiyay howlgallo qorsheysan oo ay sheegeen in dhawaan ka sameynayaan tuulooyinka hoostaga degmadaas. Taliyaha saldhiga degmada Qoryooleey Cali Maxamed Aadan oo sigaar ah ula hadlay Radio Dalsan Xarunta Muqdisho ayaa sheegay in qorshahaas ay waqti hore dejiyen isla markaana ay dhawaan […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Taliska Guud ee Booliiska degmada Qoryooleey ee gobolka Shabeellaha Hoose ayaa faah faahin ka bixiyay howlgallo qorsheysan oo ay sheegeen in dhawaan ka sameynayaan tuulooyinka hoostaga degmadaas.

Taliyaha saldhiga degmada Qoryooleey Cali Maxamed Aadan oo sigaar ah ula hadlay Radio Dalsan Xarunta Muqdisho ayaa sheegay in qorshahaas ay waqti hore dejiyen isla markaana ay dhawaan howlgalkaas bilaabi doonaan.

- Advertisement -

Waxa uu sheegay in ay diyaar u yihiin in dhammaan tuulooyinka hoostaga degmada qoryooleey kala wareegaan Al-Shabaab oo qaarkood tuulooyinkaas maamula.

Sikastaba hadalka taliyaha ayaa ku soo aadaya xili dhowr mar Al-Shabaab ay weerar ku soo qaden fariisinka Ciidanka dowladda iyo kuwa Al-Shabaab ku leeyihiin degmada Qoryooley.

Hoos Ka Dhageyso Codka Taliyaha.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts