HomeMaqalDhageyso:-Turkiga oo mashaariic ka fulinaya Magaalada Cadaado

Dhageyso:-Turkiga oo mashaariic ka fulinaya Magaalada Cadaado

Date:

Related stories

5 Waxyaabood Oo Raggu Si Qarsoodi Ah Uga Filayaan Xaasaskooda

Xiriirka guurka waxaa xoojiya waxyaabo yaryar oo mararka qaar aan si toos ah loo sheegin. Halkan ka ogow 5 arrimood oo rag badan ay jecel yihiin inay ka helaan xaasaskooda.

Doon Qorrax Ku Shaqaysa Oo 3,106 Mayl Safartay

Safare Finnish ah ayaa dhammeystay safar badeed oo 3,106 mayl ah, isagoo adeegsanaya doon uu isagu dhisay oo ku shaqaysa tamarta qorraxda oo keliya, iyadoo aan loo adeegsan shidaal dhaqameed.

Wafdi ka socda  Dowladda Turkiga ayaa gaaray Magaalada Cadaado ee Xarunta ku meel gaarka ah  Maamulka Galmudug,waxaana kusoo dhaweeyay Mas’uuliyiin ka tirsan Maamulka Galmudug. Ujeedka Wafdiga ka socda Turkiga gaar ahaan Safaaradooda Soomaaliya ayaa lagu sheegay iney tahay hirgelinta Mashaariic horumarineed oo kala duwan sida qodista Ceel-biyoodyo iyo Waxbarasho oo shacabka si aad ah ugu […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wafdi ka socda  Dowladda Turkiga ayaa gaaray Magaalada Cadaado ee Xarunta ku meel gaarka ah  Maamulka Galmudug,waxaana kusoo dhaweeyay Mas’uuliyiin ka tirsan Maamulka Galmudug.

Ujeedka Wafdiga ka socda Turkiga gaar ahaan Safaaradooda Soomaaliya ayaa lagu sheegay iney tahay hirgelinta Mashaariic horumarineed oo kala duwan sida qodista Ceel-biyoodyo iyo Waxbarasho oo shacabka si aad ah ugu baahan yihiin.

- Advertisement -

Mas’uuliyiintaan gaaray Magaalada Cadaado ee Xaruunta KMG ah ee Maamulka Galmudug ayaa balan qaaday wax ka qabashada Arrimaha bulshada dhawaana ay bilaabayaan hirgalintooda.

Guddoomiayah Magaalada Cadaado C/laahi C/raxmaan Tootoole iyo Xubnihii ka socday Turkiga ayaa si wada jira ula hadlay Warbaahinta,waxayna carabka ku adkeeyeen in mashaariicda laga fulinayo magaaladaasi ay shacabka si weyn uga faa’idi doonaan.

Dowladda Turkiga ayaa kaalinta koowaad kaga jirta Dowladaha Caawiya Dowladda Federaalka ah iyo guuda ahaanba Shacabka Soomaaliyeed.

- Advertisement -

Hoos Ka Dhageyso Codadka Wefdiga.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts