HomeMaqalDhageyso:-Admiral faarax Qare”Burcad Badeedu waxay faa’iidu u tahay Burcad kaluunka ayay Eryeysaa”

Dhageyso:-Admiral faarax Qare”Burcad Badeedu waxay faa’iidu u tahay Burcad kaluunka ayay Eryeysaa”

Date:

Related stories

5 Waxyaabood Oo Raggu Si Qarsoodi Ah Uga Filayaan Xaasaskooda

Xiriirka guurka waxaa xoojiya waxyaabo yaryar oo mararka qaar aan si toos ah loo sheegin. Halkan ka ogow 5 arrimood oo rag badan ay jecel yihiin inay ka helaan xaasaskooda.

Doon Qorrax Ku Shaqaysa Oo 3,106 Mayl Safartay

Safare Finnish ah ayaa dhammeystay safar badeed oo 3,106 mayl ah, isagoo adeegsanaya doon uu isagu dhisay oo ku shaqaysa tamarta qorraxda oo keliya, iyadoo aan loo adeegsan shidaal dhaqameed.

Gudoomiyaha Hay’dda Cilmi baarista Baddaha Soomaaliyeed Admiral Faarax Axmed Cumar (Faarax Qare) oo wareysi gaar ah siinayay ayaa ka hadlay dhibaatadak jirta Baddeena iyo sida looga gudbi karo. Waxa uu seegay in Kheyraadka ku jira baddeena la iska gurto oo ay masuul ka yihiin Kaluumeysato Shisheeye kuwaas oo sida ay doonaan uga kaluumeysta Xeebaha dalka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Gudoomiyaha Hay’dda Cilmi baarista Baddaha Soomaaliyeed Admiral Faarax Axmed Cumar (Faarax Qare) oo wareysi gaar ah siinayay ayaa ka hadlay dhibaatadak jirta Baddeena iyo sida looga gudbi karo.

Waxa uu seegay in Kheyraadka ku jira baddeena la iska gurto oo ay masuul ka yihiin Kaluumeysato Shisheeye kuwaas oo sida ay doonaan uga kaluumeysta Xeebaha dalka Soomaaliya.

- Advertisement -

“Burcad Baddeedu waxa ay faa’iido u tahay Burcad Baddeedu ay aryeysaa balse aniga waxan ku talinayaa in la hubeeyo kaluumeysatada Somaaliyeed si ay isaga celiyaan Maraakiibta Shisheeye ee sida Sharcidarada ah uga kaluumesto Xeebaha Soomaliya ayuu yiri Admiral Faarax Qare.

Hoos Ka Dhageyso Wareysiga Admiral Faarax Qare”

 

- Advertisement -

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts