Maleeshiyaad hubeysan ayaa waxa ay dad ku dileen kuwo kalena ku dhaawaceen deegaanka lagu magacaabo Ceel Godad oo ka tirsan Bariga Gobolka Mudug.
Mid ka mid ah waxgaradka deegaanka Godad oo la hadlay Dalsan ayaa sheegay in Ciidamo ka yimid dahnka Puntland ay dileen hal qof halka 2 kale ay dhawaceen.
Hoos Ka Dhageyso Wareysig oo dhamestiran